Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo dhabarka ka jabiyay qorshihii Xasan.
    Puntland

    Maraykanka oo dhabarka ka jabiyay qorshihii Xasan.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 12, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fariin cad,ayuu Maraykanku udiray Madaxweyne Xasan Shiikh.

    “Kaligaa ma go’aamin kartid nooca doorasho ee Somalidu qaadanayso,sida uu noqonayo fair ahaan lahjada uu isticmaalay ku simaha Safiirka Maraykanka ee Somaliya “

    Halkaas,waxaa ku xirmay hanaanka doorasho ee Xasan diyaarsaday iyo qorshaha uu isku dubaritay .

    Sidoo kale doorasho beenaadka uu sheegtay in uu ka qabtay Xamar iyo Baydhabo,ayaa lagu diiday oo waxaa laga soo qaaday,waxaan waxba ka jirin.

    Sadex Waji gabax,ayuu Xasan la kulmay Sadexdii maalmood ee ugu danbeeyay….

    1. Wuxuu isku dayay Shirkii 10-ka Bisha in uu fashiliyo oo ergo usoo dirsado oo maqaam hoose oo aan mira dhal noqon karin ka dhigo,waase laga diiday.
    2. Baydhabo,ayuu ku qabtay,wuxuu ku sheegay doorasho Qof iyo Cod ah,waana la yasay oo la inkiray mana jirin hal Safaarad oo soo dhawaysay.
    3. Siyaasiyiintii Muqdisho oo uu xooga ku hor istaagay,waxay ukeentay dhabarjab oo safaaradihii,waa wada canbaareyeen,si gaar ah Safaarada Maraykanka,ayaa tiri…

    Sida muuqata Shirka Xalane ka qabsoomaya 13-ka Bidhan,ayaa Dalka lagu jihayn doonaa.

    https://www.dawan.africa/news/exclusive-interview-with-us-charge-daffaires-in-somalia
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    WAR CUSUB: Madaxweyne Deni oo diiday tagista Shir ka dhacaya Nairobi

    October 19, 2026

    XOG: Xassan Shiikh oo wajahaya walaac, kaddib digniinta UK & USA

    October 19, 2026

    Mareykanka oo digniin kasoo saaray 11 dal oo Barriga dhexe ah

    October 19, 2026
    Latest Posts

    WAR CUSUB: Madaxweyne Deni oo diiday tagista Shir ka dhacaya Nairobi

    XOG: Xassan Shiikh oo wajahaya walaac, kaddib digniinta UK & USA

    Mareykanka oo digniin kasoo saaray 11 dal oo Barriga dhexe ah

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.