Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay Ee wada hadalka Xalane
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay Ee wada hadalka Xalane

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 13, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa lawada hadlayay mudo Laba saac ah.

    Lama kala boodin oo jawi isfahan,ayaa jiray.

    Deni iyo Sh.Shariif,waxay miiska keeneen….

    1. Hanaan doorasho dadban.
    2. In ay ku qabsoonta 90-Cisho gudaheed.
    3. Mudada doorasahadu socoto,wixii Dowladnimo ah in laga wada socdo.

    Xasan,wuxuu miiska keenay….

    1. Doorashada uu wado in lasii wado oo lawada dhamaystiro.
    2. Mudada ay ku qabsoomayso in laga badiyo 90-ka Cisho.
    3. Shaqada Dowladnimo siday noqonayso in ay si gaar ah uga wada hadlaan Somalida oo kaliya.

    Berri,ayaa dib loo balamay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.