Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa
    Puntland

    Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 15, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro oo safar ugu maqnaa Dibedda ayaa dib ugu laabtay magaalada Hargeysa.

    Cirro ayaa kulamo siyaasadeed iyo kuwa dublamaasiyadeed ku galay dalka Kenya, waxaana dhowaan Nairobi kula shiray dublamayaasiyiinta shisheeye, kuwaas oo uu kala hadlay wada iskaashiga labo geesoodka ah ee Somaliland iyo saaxiibada caalamiga ah.

    Tan iyo markii uu xafiiska yimid, Cabdiraxmaan Cirro ayaa dardargeliyay xiriirka dublamaasiyadeed ee Somaliland la leedahay dalalka Dibedda, waxaan aqoonsi ka heshay Israa’iil oo uu booqasho ku tagay Cirro.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Heshiiska maleeshiyaadka Ligle – Jimcaale mala amba-bixin doonaa ?

    August 15, 2026

    Booliska Puntland oo war kasoo saaray maleeshiyaadka ku sugnaa Kuur-ilaalo

    August 14, 2026

    WAR-SAXAAFADEED: Puntland oo ka digtay safarka Xassan Shiikh ee koonfurta Gaalkacyo

    August 13, 2026
    Latest Posts

    Heshiiska maleeshiyaadka Ligle – Jimcaale mala amba-bixin doonaa ?

    Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    Booliska Puntland oo war kasoo saaray maleeshiyaadka ku sugnaa Kuur-ilaalo

    WAR-SAXAAFADEED: Puntland oo ka digtay safarka Xassan Shiikh ee koonfurta Gaalkacyo

    Madaxweyne Deni “Dadka dambiyada kasoo gala Itoobiya gabaad ha u noqonina”

    SAAXO: Puntland oo ku dhiiragelisay Ciidanka Qeybta 60aad ilaalinta Amniga xuduudaha

    Ilhan Omar oo guul weyn ka gaartay doorashada xisbiga dimuqraadiga

    MUDUG: Madaxweyne Deni oo maanta ku wajahan Goldogob

    Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray wajiga 1aad ee Waddada Gaalkacyo – Bacaadweyn

    Booliska gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay nin Dil geystay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.