Qaramada midoobay ayaa baaq u soo jeedisay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya,wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa madaxweynaha u soo gudbiyay shaqooyinka ugu horeeya ee laga rabo in uu wax ka qabto Madaxweynaha dhawaan la doortay ee Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo,hoos ka daawo muuqalka.
Halkan ka daawo muuqaalka