Mashruucan,waxaa maalgelinaya Baanka Aduunka,waxaana loogu talagalay horumarinta Dowlada Hoose ee Dhulka Somalida.
Mashruucan,ayaa ku kacaya $35 Milyan,waxaana loo kala helay sida tan……
- SL $ 5-Milyan.
- PL. $ 6-Milyan.
- JL $ 6-Milyan.
- KG. $6-Milyan.
- Galmudug $6-Milyan.
- Hir-shabelle $6-Milyan.
Lacagtan,waxaa toos loogu shubayaa Dowlad Goboleedyada marka ay soo gudbiyaan,waxa ay u isticmaalayaan,waxaana Baanka Aduunku wakiilan doonaa mid ka mid ah hay’adaha ka hawlgalka halkaas.
Dowlada Fadaraalka kaliya,waxay ku lahayd ogaysiin Lacagtan iyo mashruucan fulintiisa,waana inta Maanta dhacday oo ku kooban sawirkaas.
