Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Booqashadii Aqalka-cad Ee Rw Japan Oo Warbaahinta caalamku falanqaysay.
    Puntland

    Booqashadii Aqalka-cad Ee Rw Japan Oo Warbaahinta caalamku falanqaysay.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 23, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gabadha Rw ka ah Japan booqashadeedii Aqalka-cad, ayay Warbaahinta caalamku falanqaysay.

    Waxaa laysku waafaqay in ay ahayd hogaamiyihii ugu horeeyay ee iska badbaadiyay bahdilka Trump ku sameeyo Madaxda booqata.

    Sida ay uga badbaaday,ayaa lagu sheegay in ay ahayd,iyadoo Trump erayada uu jecel yahay soo qaadatay….

    1. Waxay sheegtay in Trump yahay Qofka kaliya ee aduunkan Nabad ukeeni kara,erayadaas oo Trump la dhacay.
    2. Dhalashada Wiilkiisa ayay kusoo hadal qaaday Shirka jaraa’id oo uhanbalyaysay,taasoo Trump maqsuud ka dhigtay.
    3. Shirkeedii jaraa’id ee ay la qabatay Trump oo erayo loolan samayn kara ay ka ilaalisay.

    Hadana,iyadoo sidaa isku ilaalisay oo ku dadaashay in ay Aqalka-cad kasoo baxdo,iyadoon caalamka lagu hor bahdilin hadana Trump kama gaabsan ee wuxuu Shirkii jaraa’id dhankiisa ku daray soo hadal qaadid uu soo hadal qaaday xasuustii weerarkii ba’anaa ee sababay in Maraykanku isticmaalo Niyukleer ee Ciidamada Japan kusoo qaadeen Maraykanka.

    Si kastooy tahay Rw Japan,waxay Madaxda caalamka bartay sida loo maareeyo la qabashada shir jaraa’id Donlad Trump.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.