Maraykanka iyo Israa’iil,ayaa la sadaalinayaa in ay bilaabaan dagaalka ka dhanka ah Iran 48-saac gudahood. Mareykanka,ayaa ugu baaqay muwaadiniintiisa inay…
Browsing: Somalia
Khudbadii Jamhuuriyada,ayuu jeediyay Madaxweyne Deni,wuxuuna buuxiyay doorkii Madaxweynaha Qaranka,isagoo muujiyay awood iyo in uu yahay hogaamiye hogaamin kara Wadanka. Khudbadan,waa…
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed,ayaa ku dhawaaqay gogol wadatashi Qaran ah si dalka looga badbaadiyo firaaq dastuuriga ah marka la gaaro 14-ka…
Waxaan daawaday maalin dhawayd xil wareejin ka dhacday Wakaalada Biyaha Hargaysa. Arimaha isoo jiitay,waxaa ka mid ahaa Qalabka la wareejiyay…
Garoonka diyaaradaha Jen.Maxamed Abshir ee caasimada Garowe ma noqon karo Deked qalalan oo reer Faroole uxiran. Xilligii Mw Gaas,ayuu Khadar…
Somaliya,waa Dal ku dhisan nidaamka Fadaraalka ah oo Dowladnimadiisu ay tahay Laba heer oo kala ah…. 1.Dowlada Qaran (Dowlada Dhexe).2.Dowladaha…
GMS si guud,wuxuu isla qaatay in hawlgalka dalka lagu badbaadinayo in la gaarsiiyo ilaa heer DG. Si gaar ah,waxaa laga…
Waxaa la diyaariyay qorshihii Labaad ee xigay markuu fashilmay Shirkii wada xaajoodka doorashada. Qorshaha Labaad,waa in la dhiso Dowlad,waana diyaar…
WAR-SAXAAFADEED. Garowe: February 2026: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland waxay cambaaraynaysaa jadwalka doorashooyinka ee uu soo saaray…
UNTMIS waxay aad uga xun tahay in Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ay ku guul darraysteen inay heshiis…
BC,waxay ka codsatay GMS in aysan kala tagin oo ay fursad siiyaan ilaa Todobaad ay ku samaynayso ukala dabqaadid. BC,waxay…
GMS oo midaysan in ay soo saaraan mowqif cad oo ay kuwada socdaan,waa guul weyn laga gaaray Shirkii burburay. Xasan…
Maraykanku ugu danbayn,waa bareeray in badan oo uu daahgadaashiisa ka shaqaynayay. Fariintiisa salkeedu,waa yaan la hakin wadahadalada ee ha socdaan…
Gu’ga 2026, inta badan deegaanada Puntland waxaa laga filayaa roob u dhow ama ka badan celceliska (40%–60%). Qaybo ka mid…
Doorashada DG Sadexda ah in laga hadlo,waa khasab,markii la qiimaynayo Sadex arimood oo kala ah…… 1.Ilaalinta Dastuurada Labada heer ee…
Burburka wada xaajoodka markii Labaad,waxaa sababay hal qodob oo ah….. 1.Doorashada DG Sadexda ah ee Hir-shabelle, Galmudug iyo KG…. B.GMS,waxay…
Muqdisho: 21 February 2026 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa caawa kulan is-xogwareysi ah la qaatay qayb ka…
Doodaha Laba dhinac ee DFS iyo GMS ay kala taagan yihiin….. DFS? 1.Wax-ka badalka Dastuurkaee hadda socda in uu sii…
Sadex nooc doorasho,ayaa doodaha ku jira oo kala ah…. 1.Doorasho dadban oo la kordhiyay Ergooyinka. 2.Hanaanka Labaad,waa Doorasho Afar Xisbi…
Kulan loo baahnaa,ayuu ahaa kulankii caawa uu Mw iyo Wasiirada ay la qaateen Bulshada reer PL ee ku dhaqan Gobolka…
Laascaanood Bilihii lasoo dhaafay,waxaa weeraro joogta ah lagu hayay shaqaalaha Shirkadaha dhismaha ka shaqeeya ee laga leeyahay Gobolada kale ee…
Wadada isku xirta Gobollada Puntland inta Laamiga ah,waa 750- km,waxaana uxilsaaran dayactirkeeda Hay’ada Wadooyinka PL ee (PHA). In ka badan…
Xasan,wuxuu raadinayaa mudo kordhin,balse Afka masoo marsiin karo. Mudo kordhinta uu baadigoobayo,waa 6-7 Bilood,wuxuuna hada istusay in uu jiido wadahadalada…
Sababta uu ubaaqday kulankii Maanta loo balansanaa,waxay ahayd… ” GMS,waxay Xalay iska dhex doorteen Gudi kooban oo ku matala wada…
Laba Gudi,ayaa la saaray wada hadalka DFS iyo GMS oo Berri kulmaya. Dhanka GMS oo aan helnay Xubnaha ay Gudiga…
Waa fariin toos ugu socota Xasan Shiikh oo ka timid Qaramada mudoobey qoraalka kasoo baxay. “Intaan mudo xileedka Dastuuriga ah…
Kulankii 1-Aad,waa laysku fahmi waayay oo waa lagu soo kala kacay……. 1.Xubnaha GMS,waxay Miiska la yimaadeen Hal qodob oo ah…..…
Muqdisho: 19 February 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni,ayaa ka qaybgalay Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka ah…
Boqorka dalka Britain, King Charles III ayaa sheegay in uu si qoto dheer uga walaacsanahay wararka ku saabsan xariga walaalkiis,…
Xasan,wuxuu isku dayay in uu ka dhigto shuruud ka dhigo Villa Somaliya halaygula shiro,waase laga saaray Godkaas oo shuruudihiiisii,waa lala…
Daa’uud Bisinle Wasiirka qorshaynta Puntland, ayaa waxaa shaqo joojin ku sameeyay M.xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha PL Lugatoor. Sababaha shaqada…
Fikrad gadmaysa ma’ahan oo loo hakan karo dooda Rw Abiy. 130 Milyan anagoo ah Bad la’aan ma noqon karno? Xasiloonida…
Maraykanka,ayaa kala wareegay Turkida qodistii Shidaalka si rasmi ah oo markii horaba Turkidu,waxay hordhac u ahaayeen Maraykanka oo ay usii…
Iskuulka Bardacad iyo kan Ummada,waxaa loo hayaa Mashruuc lagu dhisayo oo waxay la socdaan mashruuca hada socda ee lagu dhisayo…
Wakaalada wararka ee Reuters,ayaa sheegtay in wareegga Labaad ee wada-hadallada nukliyeerka ee u dhexeeya Iran iyo Maraykanka lagu qaban doono…
“Waxaan nahay Caruurtii Yurub). Xoghayaha arimaha dibada Maraykanka,ayaa khudbad uu ka jeediyay Shirweynaha Amniga Munich quluubta reer Yurub ku gilgilay.…
Qorshihii PL ay utimid Muqdisho sidii loogu talagalay,ayuu usocdaa…. 1.Muujinta awooda siyaasadeed PL.2.Doorasho gelinta Wadanka.3.Kala daadinta Xasan iyo Ragiisa. Qorshayaashaas,waa…
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam,ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho, caasimadda dalka. Mas’uuliyiin ka tirsan…
Muqdisho : 10 February 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qeyb ka…
Baarlamaanka xorta ah,waa madal la helay oo udiyaarsan in ay noqoto fadhi yeesha Gudoon oo matalaada Dalka qaybtooda qaata. Si…
Santuukha horumarinta PL diyaarintiisa,ayaa meel wanaagsan maraysa,waxaana loo helay Dowlado waa weyn oo Jaal la noqda iyo kuwa taageera. Bisha…
Caawa Garowe,ayuu ku hoyday oo uu Beri ka baxayaa,isaga iyo weftigiisa Safiirka Talyaaniga ee Somaliya. Wuxuu PL keenay Laba mashruuc…
Madaxweyne Deni sidii ugu qurux badnayd,ayuu iskaga xil saaray Caano shubka Ugaaska Beesha Tanade. Waxaa muuqatay in Mw Deni yahay…
Puntland oo isku duuban Siyaasiyan iyo Dhaqan,waxaa si guul leh ugu soo dhamaaday Caano shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas…
Garoowe: 08 Feb 2026: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Amb.…
Galdogob : 08 February 2026 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabadda Caleemasaarka Ugaas Cabdiraxmaan…
Waxaa Maanta Mw Deni Dhagax dhigay dhismaha Xarun cusub oo si casri ah loo dhisayo oo uu yeelanayo Garsoorka Gobolka…
Afarta Saldhig oo ka mid ah Saldhigyada Degmada Galkacyo,CID iyo Taliska Qaybta Gobolka Mudug,waxaa lagu wareejiyay Ciidamada cusub. 1.Saldhigga Dhexe.2.Saldhigga…
Dhaqaale xumo weyn,ayaa haysa kadib markii ay istaagtay Lacagtii Kabida ahayd ee Imaaraadka ka imaanaysay. Waxaa kusoo Fakaday Lacag dhan…
1.Daacish,waa la burburiyey 98%,waxaana ka haray haraadi yar oo ku harsan Dhul gaaraya 5km^2,waa daba qabsi yar oo lagu hareeraysan…
Turkigu,wuxuu diyaariyay xog hordhac ah oo sheegaysa in uu ka jiro Raad shidaal oo gaarsiisan 80% Aaga uu wax ka…
Meel wanaagsan,ayaa la keenay ka falcelintii dhacdadii 1-dii Feb ee Xasan ku kacay ee lagu celiyay Ciidamada ilaalada u ahaa…
Isku danaysigii siyaasadeed,waa soo dhamaaday,waxaana la gaaray xilligii kala guurka,waa in uu intaas fahmaa Laftagareen. Hadii uusan guurin,isagaa laga guurayaa…
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo war kasoo saaray dagaalkii ka dhacay magaalada Baydhabo. Halkan ka akhriso:-
360-Askari oo Boolis ah kuna qalabaysan Gaadiidkoodii,ayaa Mudug soo galay. Booliskan,waa kuwii tababarka cusub kusoo qaatay Dugsiga tababarka ee Xorgoble…
Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud. Sidoo kale in Maraykanku si gaar ah ula…
Maraykanku,wuxuu hormarinayaa Saldhigiisa Milleteri ee Manda Bay Kenya. Sidoo kale,wuxuu balaarinayaa fadhiyadiisa Geeska,isagoo kusoo kordhinaya kuwo hor leh sida…. Wuxuu…
Baydhabo,waxaa saamayntiisa muujinayay musharaxa Madaxweynaha KG Sh.Aadan Madoobe ( Ansaxwaaye). Gancasadaha diriray,wuxuu toos ugu xiran yahay Aadan Madoobe. Xasan Shiikh…
Sida ay ii sheegeen Ilo muhiim ah,waxay ubadan tahay in shirka loo wareejiyo dalka dibadiisa,taasoo haday dhacdo Xasan ku ah…
Maraykanku,wuxuu ku adkaysanayaa in ay Iran aqbasho qodobada uu hordhigay ee kala ah….. 1.Joojinta Barnaamijka Nukliyeerka. 2.Joojinta mashruuceeda Gantaalaha ballistic-ga.…