Garoowe: 31 July 2023: Iyadoo lagu guda jiro todobaadka dabaaldega sanad guurada 25-aad ee Aasaaskii Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane…
Browsing: Somalia
Iyadoo lagu guda jiro todobaadka dabaaldega sanad guurada 25-aad ee Aasaaskii Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, wuxuu…
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1685964181223219200?t=dXXFn2VVwWSCyMeapMGllQ&s=19
Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Ayaa Magacaabay 3 Xubnood oo Kamid Ah Xubnaha Gudiga Doorashada Puntland Ee (PEC). Halkan…
Garowe: 31 July 2023: Iyadoo lagu guda jiro todobaadka dabaaldega sanad guurada 25-aad ee Aasaaskii Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane…
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland waxa uu maanta oo taariikhdu tahay 31 July 2023, cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xisbiyada rasmiga…
Garoowe 31 July 2023: Iyadoo lagu guda jiro dabaaldega todobaadka 25-sano guuradii kasoo wareegatay markiii la-aassaasay Dowladda Puntland, Madaxweynaha Dowladda…
Garowe 31 July 2023: Iyadoo lagu guda jiro dabaaldega todobaadka 25-sano guuradii kasoo wareegatay markiii la-aassaasay Dowladda Puntland, Madaxweynaha Dowladda…
Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa Axadii ku booriyay Sweden inay qaado tillaabooyin adag, si looga hortagayo gubida kitaabka…
“Afrika,waxaan kala shaqaynayaa sidii ay ku heli lahaayeen Hub,Qamadi iyo Wardoon mararka qaarkood bilaash ah”Ayuu yiri Ruushku. Waa Sadex waxyaalood…
Garoowe: 30 July 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiiyey Shaqaalaha Rayidka ah ee dhameystay…
Garowe, July 30, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa daahfurey…
Waxaan u hambalyeeynaya Kooxda Kubadda Cagta ee Degmada Galdogob, oo ku guuleystay tartankii Kubadda Cagtada ee degmooyinka Gobolka Mudug, dadaal…
Hogaamiyayaasha afgambiga militari ee Niger ayaa sheegay in urur goboleedka Galbeedka Afrika ee ECOWAS uu sameyn karo faragelin militari oo…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin,ayaa sheegay inaanu diidanayn fikradda wada hadallada Ukraine. Isagoo ka hadlayay kulan uu hogaamiyayaasha Afrika kula lahaa…
Ku dhawaad 700 oo Gawaarida dagaalka ah oo ay ku jiraan Todobo Taangi iyo Sadex BM,ayaa Caawa Laascaanood hareeraheeda difaac…
Ku dhawaad 1500 oo Nin oo ku hubaysan Hub ay ku jiraan 50-BKM,ayaa galay Buurta Gacan Libaax oo aan Caasimada…
Mudug in ay yeelato muuqaalkan,waxaa iska leh amaanteeda oo mudan in lagu bogaadiyo… 1.Maamulka Gobolka. 2.Taliska Booliska Gobolka. 3.PIA iyo…
Xulka Degmada Goldogob,ayaa ku guulaysatay tartankii Degmooyinka Gobalka Mudug ee Puntland kadib Rigoorayaal 5-4 ah oo ay uga qaadeen Degmada…
Garoowe : 29, July 2023 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka…
Isku aadka Tartanka kubadda cagta 9-gobal ee Puntland ooo la sameeyay ayaa noqday sidan soo socota. GROUP A 1-MUDUG 2-NUGAAL…
Haweenka Gobolka Mudug,gaar ahaan Gaalkacyo,ayaa taageero dhinacyo badan leh usoo diray Gobolka Sool ee colaadu ka socoto. Gurmadka ayay ku…
Jen Cabdourahmane Tchiani,ayaa ku dhawaaqay inuu yahay hogaamiyaha cusub ee Niger kadib afgambi yaab leh oo dalkaasi ka dhacay. Sidoo…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u sheegay hoggaamiyayaasha iyo mas’uuliyiinta waddamada Afrika Khamiistii in Moscow ay siin doonto qamadi iib…
Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogtay Cabdiweli Maxamed Yuusuf oo ah madaxa xafiiska maaliyadda ee Daacishta Somaaliya. Cabdiweli Maxamed Yuusuf,ayaa…
HORDHAC Toddobo sannadood burburkii xukuumaddii militariga Siyaad Barre kaddib, dadka Reer Puntland (PL) oo ay hormuud u yihiin madax-dhaqameedka, isimmada,…
Xarfo Ciyaar qurxoon ayay la timid,waase laga badiyay oo 3-1,ayaa looga adkaaday. Gaalkacyo iyo Goldogob,ayaa iskugu soo haray ugu danbayn…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Sharci Lr. 02 ee 27-ka Luulyo 2023, kuna saabsan Sharciga…
Madaxweynaha Niger Mohamed Bazoum,ayaa maanta wacad ku maray inuu ilaalin doono mirihii dimoqraadiyadda ee “sida adag loogu guuleystay” kadib markii…
Garoowe: 27 July 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi…
Isku shaandhayn,ayaa lagu sameeyay Golaha Wasiirada Dalka Kanada. Axmed Xuseyn oo asalkiisu yahay Somali horayna u ahaa Wasiirka Guryaynta,ayaa hada…
Médecins Sans Frontières (MSF) ayaa gaartay go’aan adag oo ah in ay joojiso adeegyadeeda ay ka waday isbitaalka guud ee…
“Waxaan u hambalyeynayaa shacabka reer Puntland oo Baarlamaanku shalay xuquuqdooda u soo celiyey” Xoghayaha Urur siyaasadeedka Mustaqbal Cabdifataax Maxamed Sugulle.…
Hunter Biden oo ah wiilka madaxweyne Joe Biden ayaa la filayaa inuu maanta kasoo hor muuqdo garsoore federal, si uu…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Garaad Cawl, ayaa Golaha la wadaagay Codsi ka yimid Beelo Puntland dega oo…
“Dadka qaxay, waxaan u sheegayaa wixii laga baqayay iska dhammaatay Dastuurkii la ansixi,Ciidammadana waa joogaan,wax shido ahna ma wadaan dagaalna…
Gudoomiye Aadan Madoobe waxa uu sheegay in weerarkii lagu qaaday kuliyada Jaalle Siyaad uu ahaa mid qorshaysnaa. “Kuliyada Jaalle Siyaad,waxay…
Xildhibaannada ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku Ansixiyey wax-ka-bedelka Dastuurka. 1- Qodobka 7-aad Dhulka iyo Soohdimaha. 2- Qodobka 44-aad Doorashooyinka.…
Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, ayaa maanta Cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen Ansixinta Wax-ka-bedelka Dastuurka Dawladda Puntland Waxaa Oggol ugu…
Halkan ka daawo muuqaalka https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1683703823343263748?t=_sH5h2Ylj3KdMY3GI3plng&s=19
Ciyaaro xamaasad leh,ayas ka socda Caasimada Gobolka Mudug ee Gaalkacyo,kuwaasoo dhrxmaraya Xulalka Degmooyinka Gobolka. Xarfo iyo Jariiban oo ay dhexmartay…
Odoyaasha Beesha Meheri,ayaa been abuur ku tilmaamay Caano shubka Suldaanka ay sheegtay in ay ka qaybgalayso Sacdiyo Gudoomiye xigeenka Golaha…
Ujeedka Sacdiyo Salaad ee Garowe,waxuu ahaa Laba Qodob,sida ay noo xaqiijiyeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Fadaraalka oo ka gaabsaday in…
Dhimashada Guutadii 14-Oktoober,ayaa la sheegayaa in ay korartay oo marayso ku dhawaad 40-Askari,halka Dhaawacu gaarayo 60-Askari. Dhaawacyada culus,ayaa Turkiga loo…
Shirka Qaramada Midoobay ee Ladagaalanka Cuna yarida iyo Macaluusha oo ka qabsoomay Dalka Taliyaaniga,ayuu ka qaybgalay M.Xasan. Shirkan maqaamkiisu,waxuu ahaa…
Roma Raysalwasaaraha Itaalya,Madaxweynaha Somaliya,Madaxweyne ku-xigeenka Kenya,Raysal wasaaraha Jabuti iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya. Waa kulan ku saabsan iskaashi Dhaqaale oo Dalalka…
Faah-faahin dheeri ah ayaa kasoo baxday khasaaraha nafeed ee qarax ismiidaamin ah oo saaka lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa…
Maqaam sare,ayaa loogu soo dhaweeyay Zambia Garaad Jaamac Garaad Cali. Jaaliyada Puntland ee Zambia,ayaa casuntay Garaadka iyo weftigiisa. Jaaliyada Puntland…
GARACAD- Wasiir ku-xigeen Dakhliga ee Wasaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Cali Cumar Caarshe oo u waheliyo Agaasime Guud ku-xigeenka Dakhliga…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan…
Xasan,waxuu leeyahay,waxaan uguurayaa oo fariisin ka dhiganayaa Saldhig xoogaa Ciidan ah lagu ururshay oo ku yaal duleedka Dhuusamareeb. Sidoo kale…
Lacagtii taalay Sudan ee horay Suuqa usoo gashay,waxaa lagu bililiqaystay dagaalka Khartuum qayb ka mid ah. Lacagtaas,waxay ahayd mid loogu…
Socdaalkiisa Talyaaniga kadib,waxuu uga sii gudbi doonaa Ruushka,sida Wararku nagu soo gaarayaan Xasan Shiikh. Ujeedka socdaalka ee Ruushka waa lasoo…
Kulankii Xalay dhexmaray RW Xamse iyo Xildhibaanada,Seneterada laga soo doorto Puntland,waxuu kusoo idlaaday fashil. Xamse ujeedada uu casumay Xildhibaanada iyo…
Yaasiin Xaaji Faratoon,ayaa ku guullaystay doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Maamulka SNM ee Hargaysa. 46-Xildhibaan ayaa u codeeyay Faratoon halka Xildhibaan…
Muqdisho, Luuliyo, 22,2023: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta shir guddoomiyay…
Imtixaankii Macalimiinta Dugsiyadda Hoose/Dhexe ayaa dhamaan ka furmay Gobolada iyo Degmooyinka Puntland. Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland,ayaa…
Safaaradda Sweden ee Ciraaq,ayaa si ku meel gaar ah howlaheeda ugu rartay magaalada Stockholm. “Howlaha safaaradda iyo shaqaalaheeda ajaanibka ah…