Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxwayne Xasan Sheekh oo u baqay amnigiisa gaarka ah.
    Somalia

    Madaxwayne Xasan Sheekh oo u baqay amnigiisa gaarka ah.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warbaahinta baraha bulshada soomaalida ayaa si weyn looga hadal hayaa wiil dhalinyaro ah oo albaabka gaariga ka furaya madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo aragtiyo kala duwan laga dhiibtay sababtoo ah waxaa la sheegay inuu yahay wiil uu dhalay Madaxweynaha Soomaaliya,ย  kaas oo lagu magacaabo Cabdifataax Xasan Sheekh Maxamuud.

    Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaliya Cabdiraxmaan Al Cadaala ayaa xaqiijiyey in wiilkaasi yahay wiilka uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya, kana mid ah ilaaladiisa gaar ah, waloow uusan lahayn tabobar ciidan isla markaana uu dhawaan dalka dib ugu soo laabtay si uu u garab istaago aabihiis, ka miro dhalinta howlihiisa gaarka ah.

    Cabdifataax wuxuu ku noolaa Dalka Turkey, halkaas oo u ka shaqayn jirey mid ka mid ah xawaaladaha soomaalida, waxa uuse hada la wareegay amniga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya.

    Haddaba, waxaa la isla dhex marayaa is aamin darada iyo kala shakiga soo kala dhex galay kooxda isku raranta ee Vila Somalia iyoย  madaxweynaha oo u baqay amnigiisa gaarka ah.

    IDILNEWS.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    July 28, 2026

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    July 28, 2026

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    July 27, 2026
    Latest Posts

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    XOG: Saraakiisha gobolka Mudug oo la kulmay Maxamuud Diyaano, wargelina siiyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.