Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xafalad meher lagu qabtay Taliska Gooja Cade.
    Somalia

    Xafalad meher lagu qabtay Taliska Gooja Cade.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 4, 2023Updated:September 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laascaanood :
    Maalinadii Axada ee 03/09/2023, warbaahinta gudaha ayaa si weyn loo hadal hayaa xaflad aroos oo ka dhacay magaalada Laascaanood,  gaar ahaan xaruntii taliska gooja cade halkaas oo horey saldhig ciidan ugu ahayd ciidamada maleeshiyada snm ee Somaliland.

    Dhacdadaan ayaa waxay diraysaa fariin ah xasiloonida deegaanka ka jirta ka dib dagaalkii jimcadii 25, August 2023, iyo sida ay dadka deegaanku ugu faraxsan yihiin inay la soo noqdaan talada maamul ee deegaankooda.

    Wiil iyo gabadh reer SSC ah oo kala ah Cabdiqaadir Jaamac Xiis
    Khadro Baashi Cali ayaa meherkii  ugu horeeyay ku dhigtay  Saldhigi Goojacadde ee laga saaray Somaliland.

    IDILNEWS.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.