Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey in la bilaabo wado tareen sanadka 2025
    Somalia

    Kenya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey in la bilaabo wado tareen sanadka 2025

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 6, 2023Updated:September 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kenya ayaa heshiis la saxiixatay Itoobiya si ay u dhisto shabakad wado tareen oo cabbirkeedu dhan yahay 3,000km oo isku xidha dekedda Lamu ee dhowaan la dhammaystiray iyo Addis Ababa, sida ay ku warantay shabakadda East Africannews.
    Shaqada Lapsset, oo u taagan “Lamu-South Sudan-Ethiopia Transport Corridor Project”, ayaa la filayaa inay bilaabato 2025.

    Qorshaha ayaa ah in la dhiso waddo tareen oo koronto ah oo aad u dheereysa oo isaga kala goosheysa Lamu ilaa magaalada Isiolo oo qiyaastii 200km dhanka waqooyi bari kaga beegan magaalada Nairobi. Khadka ayaa markaa u kala qaybsan doona saddex si uu isugu xidho Nairobi, Addis Ababa, iyo caasimadda Koonfurta Suudaan ee Jubba.

    Lapsset ayaa la filayaa inay ku kacdo $13.8bn, taas oo aad uga badan qiyaasta qorshaha tareenka kale ee Kenya, khadka SGR ee isku xira Mombasa iyo Nairobi.

    IDILNEWS.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.