Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciyaaro Kubadeed oo xiiso badan oo ka socda Bosaso
    Puntland

    Ciyaaro Kubadeed oo xiiso badan oo ka socda Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 14, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland,waa Guriga ciyaaraha Somaliya,waxaa taas xaqiijiyay ciyaaraha ka socda Bosaso.

    Galabta,waxaa Ciyaaray kooxaha kala matalaya Magaalooyinka Laascaanood iyo Qardho,waxaana 11 Gool ku badisay Qardho.

    Shacabka,waxaa ka muuqda awood rabitaan ee ku jirta oo aan caadiga ahayn.

    Sidoo kale,waxaa soo jiidasho leh garoomada quruxda badan, taageerayaasha xamaasadaysan,saxaafada,ciyaartoyda dheelaysa ee xirfada saraysa iyo nidaamka ciyaaraha loo maamulay oo aad usareeya.

    Bosaso Ciyaaraha ka socda ma’ahan wax caadiya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    May 24, 2026

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    May 24, 2026

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    May 23, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Hay’ada wardoonka Puntland ee PISA oo horumar samaysay

    Puntland oo go’aamo kasoo saartay mudo xileedka dhamaaday Ee Xasan Shiikh

    Maraykanka oo maalgashanaya Macdanta Puntland

    HSM Stripped of Executive Power as Term Expired on 15 May

    Mw Israa’iil oo Waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka SL

    Xog:-Maxaa kasoo baxay kulankii BC iyo GMS?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.