Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Diyaaradda ET Boeing 737-700 oo duulimaadyo ka bilowday Puntland + Sawirro
    Somalia

    Diyaaradda ET Boeing 737-700 oo duulimaadyo ka bilowday Puntland + Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkadda diyaaradaha caalamiga ah ee Ethiopian Airlines oo duulimaadyo ka sameysa garoomada diyaaradaha Puntland ee Garoowe iyo Boosaaso ayaa soo kordhisay mid kamid ah diyaaradaheeda waa weyn.

    Diyaaradaha ay soo kordhisay shirkadda Ethiopian Airlines ayaa ah diyaaradda ‘ET Boeing 737-700, taasoo markiiba qaadi karta 120-qof.

    “Diyaaradda ET Boeing 737-700 oo rakaab ah ayaa maanta duulimaad toos ah ka bilowday Boosaaso & Garoowe kuna sii jeeday Addis Ababa iyadoo qaadka ugu badan tahay 120 rakaab ah maalintii” ayaa lagu yiri qoraal ay baahisay shirkadda Ethiopian Airlines.

    Tallaabadan ayaa timid kadib koror ku yimid dadka ka baxay garoomada diyaaradaha caalamiga ah ee Boosaaso iyo Garoowe, bilihii ugu dambeeyay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.