Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Duqa Kismaayo oo furay kulan looga hadlay Dib-u-heshiisiinta Jubbaland (VIDEO)
    Somalia

    Duqa Kismaayo oo furay kulan looga hadlay Dib-u-heshiisiinta Jubbaland (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 9, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa magaalada Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa maanta daahfuray tababar ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland iyo hay’adda UNDP, kaasoo loo qabtay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda iyo kuwa dowladda hoose ee degmada Kismaayo.

    Tababarkan oo ku saabsan habraaca maamulka iyo maareynta Xafiiisyada ayaa waxaa uu socon doonaa muddo saddex cisho ah.

    Gudoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa magaalada Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa kula dardaarmay howlwadeenada loo qabtay tababrkan in ay ka faa’ideystaan bulshadana si wanaagsan ugu adeegan.

    https://www.facebook.com/JLTVOFFICIAL/videos/1495095204204675

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.