Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Goormee furmayaa kalfadhigga Baarlamaanka Puntland ?
    Somalia

    Goormee furmayaa kalfadhigga Baarlamaanka Puntland ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 28, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kalfadhigga 49-aad ee Golaha Wakiillada dowladda Puntland ayaa lagu wadaa inuu furmo 30 bishan October oo ku beegan sabtida soo socota, kaddib dib-u-dhac ku yimid.

    Kalfadhigga ayaa qorshuhu ahaa in 25 bishan uu furmo, balse Madaxweynaha Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa codsaday in dib loo dhigo sababo la xariira doorashooyinkii qof iyo codka ahaa ee Isniintii ka dhacay degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn.

    Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Idilnews, in doodo adag ay hareyn doonaan kalfadhigga 49-aad ee Golaha Wakiillada Puntland, iyadoo Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka ay kasoo horjeedaan in Golaha Wakiillada la horkeeno sharciga ka hortaga gudniinka Gabdhaha, oo bilo kahor ay ansixiyeen Golaha Wasiiradda Puntland.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.