Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Gudiga doorashooyinka oo wareejiyay Xeerka doorashooyinka Puntland
    Puntland

    Gudiga doorashooyinka oo wareejiyay Xeerka doorashooyinka Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 9, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xeerarkan lagu wareejiyay Wasaarada arimaha gudaha,waxay muhiim uyihiin nidaamka Dimuqraadiyada iyo doorasho Qof iyo Cod ah oo ka dhacda Puntland 2029.

    1.Xeerka Doorashooyinka.
    2.Xeerka Ururada iyo Xisbiyada Siyaasadda.

    3.Wax-kabadelka Xeerka Diiwaan gelinta Codbiyaha.

      Gudiga doorashada,waa gutay waajibkiisa,waxay ku hartay Golaha Wasiirada iyo Golaha baarlamaanka.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

      October 17, 2026

      Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

      October 17, 2026

      Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

      October 17, 2026
      Latest Posts

      GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

      Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

      Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

      Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

      Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

      Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

      DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

      Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

      Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

      RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










      AD







      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.