Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Halkee marayaa dhusmaha Santuukh horumarinta Puntland?
    Puntland

    Halkee marayaa dhusmaha Santuukh horumarinta Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 6, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Santuukha horumarinta Puntland,wuxuu marayaa dhismihiisu heer gabagaba ah,waxaana la shaacin doonaa Bisha Sagaalaad hadii rabi idimo.

    Afar waaxood,ayuu ka kooban yahay……

    1. Waaxda maalgashiga.
    2. Waaxda Sakawaadka.
    3. Waaxda horumarinta.
    4. Waaxda Dowlad dhiska.

    Waxaa maamulaya Gudi Sagaal xubnood ka kooban oo ka kala imaanaya……

    1. Gudoomiyaha Santuukha oo shuruudo lagu xulanayo wata,waxaa magacaabaya Madaxweynaha PL.
    2. Deeq bixiyayaasha oo helaya Laba Xubnood.
    3. Culumada oo ay Xubin ka imaanayso.
    4. Bulshada rayidka oo ay Xubin ka imaanayso.
    5. Ganacsatada oo ay Xubin ka imaanayso.
    6. Wasiiradaha maaliyada iyo qorshaynta iyo mid ka mid ah Wasaaradaha PL oo Sadexdii Sanaba mid loo dooran doono xubinimada.

    Gudigaas oo shaqaynaya Sadex Sano,ayaa,waxaa kaloo hoos imaanaya Gudiyo hoosaadyo maamulaya Waaxyaha.

    Santuukha horumarinta PL qaab dhismeedka loo dhisayo ee gabagabada ah,waa mid aad usareeya oo laga taxadaray.

    Maalgelinta Santuukhan,waxaa iska kaashanaya Dowlada PL,ganacsatada iyo Deeq bixiyayaasha.

    Waa mid ka mid ah Tiirarka nidaam dhiska ee lagu gaari karo horumar oo PL ay ku talaabsatay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.