Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Kulanka Xalane oo muujiyay markale doorka curadnimo Ee PL
    Puntland

    Kulanka Xalane oo muujiyay markale doorka curadnimo Ee PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 14, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirka Xalane in ay wax kasoo baxaan kaliya anaga guul nooma ahan ee waxaaba guul noo ah in maqaamkii PL Diblomaasiyiinta caalamku qireen oo Somalida ilowshaha dhow la xasuusiyay saamaynta PL.

    10-Sano ka hor,waxay Somaliya ahayd Sadex qaybood oo kala ahaa SL,PL iyo Bartamaha iyo Koonfurta.

    PL oo aaminsanayd dhismaha qaran Somaliyed,ayaa badashay oo hirgelisay Dowlada dhexe iyo Dowlad Goboleedyo siman.

    Madaxdii markaas PL xukuntay,waxay bixiyeen tanaasul aysan ka fiirsan,iyagoo qiiro Qaran Somaliyed uu hayo.

    Ilaahay mahadii 7-Sano oo aan soo loolamaynay dib,ayaan usaxnay khaladkii dhacay 10-Sano ka hor.

    Maanta,waxaan haysanaa Puntland oo ah…..

    1. Awood siyaasadeed,dhaqaale iyo bulsho oo gudaheeda ka hirgelisay maamul macno leh oo ku hubaysan hay’ado Dowladeed oo si fiican loo dhisay.
    2. Awood Fadaraalka utaagan.
    3. Awooda jabinta argagixisada utaagan.
    4. Awood ku taal marin muhiim ah oo Labo Badood ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.