Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo codeeyay, kana hadlay aqbalaada Natiijada doorashada (VIDEO)
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo codeeyay, kana hadlay aqbalaada Natiijada doorashada (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 25, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goor-dhaweyd ka codeeyay seejada codbixinta ee Kaambo oo ku taala magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar, isagoo kamid ah dad gaaray 2,000 oo qof oo horey goobtan isaga diiwaan-geliyay si ay codeeyaan.

    Madaxweyne Deni oo saxaafadda la hadlay codeyntiisa kaddib ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay markii ugu horeysay uu codeeyay, waxaana uu ugu baaqay shacabka inay kasoo baxaan guryaha, ayna muujiyaan dulqaad inta ay ku jiraan safafka ay ku jiraan si u go’aamiyaan masiirkooda.

    Ugu dambeyn, Madaxweynaha Puntland oo la weydiiyay inuu ku qancayo natiijada hadii laga adkaado Urur siyaasadeedka uu hoggaamiyo ee KAAH ayaa sheegay inay aqbalayaan natiijada.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.