Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Karaash oo kormeeray goobaha codbixinta Ufeyn (VIDEO)
    Somalia

    Madaxweyne Karaash oo kormeeray goobaha codbixinta Ufeyn (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 25, 2021Updated:October 25, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kormeeray qaar ka mid goobaha ay ka socoto doorashada codbixinta golaha deegaanka degmada Ufayn ee gobolka Bari.

    Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in maanta shacabka Puntland ay u tahay maalin taariikhi ah, xukuumadduna ay xaqiijisay hirgalinta mid ka mid balan qaadyadii shacabka Puntland ay u samaysay.

    Sidoo kale Madaxweyne ku xigeebka ayaa bogaaadiyay guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland iyo howl wadeenada kaleba shaqada ay hayaan, waxaana uu shacabka Puntland ugu baaqay inay la shaqeeyaan ciidamada amniga, kana faa’idaystaan fursadda qaaliga ah ay haystaan.

    https://www.facebook.com/vpkaraash/videos/234257715359797

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.