Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa ka cusub Geeska Afrika iyo argagixisada Shabaab?
    Somalia

    Maxaa ka cusub Geeska Afrika iyo argagixisada Shabaab?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 29, 2023Updated:June 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Al-Shabaab al-Mujahideen waxay qorteen oo ay tababareen ku dhawaad ​​5,000 oo Maleeshiyaad cusub ah Sanadka æn 2023.

    Alshabaab waxay haatan awood uleeyihiin in ay hawlgeliyaan sida xogaha la helayo sheegayaan ku dhawaad 17,000 oo Maleeshiyo.

    Bartilmaameedka cargagixisada Shabaab,ayaa ah sida wararku sheegayaan Kenya & Ciidamada Atmis.

    Dowlada Xasan Shiikh hogaaminayo ayay tani dharbaaxo ku tahay,sababtoo ah waxay in badan ku celcelisaa in ay ku jirto dagaal ka dhan ah Shabaab guulana ka gaartay.

     

    https://twitter.com/JibrilQoobey/status/1673821763623432192?t=wJc9sIoIpGIBVIz5QO5tfQ&s=19

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.