Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa kasoo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ? (Daawo)
    Puntland

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ? (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Todobaadkan looga hadlay Amniga, Ansixinta Miisaaniyadda 2019, Abaaraha iyo arrimo kale oo muhiim.

    Shirka oo ahaa midka caadiga ee Golaha Wasiiradu yeeshay Khamiista, ayaa sigaar ah waxaa diirada loogu saaray arrimaha amniga iyo dhaq dhaqaaqyada ciidan oo kasoo cusboonaaday deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag oo Somaliland ay Ciidamo fara badan geysay.

    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta Iyo Dalxiiska Cali Xasan Axmed Sabarey ayaa ka warbixinaya Shirka.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateHouseOfficial/videos/451716608701343/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Booliska Puntland oo qabtay Dumar jirdilay Gabar yar

    September 8, 2026

    Puntland oo dhisaysa Waddo laami ah oo xiriirisa Boosaaso – Caluula

    September 8, 2026

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026
    Latest Posts

    Booliska Puntland oo qabtay Dumar jirdilay Gabar yar

    Puntland oo dhisaysa Waddo laami ah oo xiriirisa Boosaaso – Caluula

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.