Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa looga hadlay Shirka Guddiga Amniga gobalka Mudug ? + Sawirro
    Somalia

    Maxaa looga hadlay Shirka Guddiga Amniga gobalka Mudug ? + Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 20, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ahna Gudoomiyaha Gudiga Amniga Gobolka Mudug ayaa shirgudoomiyey shirka 7aad lahaa ee Gudiga Amniga Gobolka Mudug.

    Shirka waxaa ka soo qayb galay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Gobolka Xasan Cabdulaahi warsame, Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka, Xisaabiyaha Wasaarada Maaliyada Gobolka, Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka, Taliyaha Ciidanka Asluibta Gobolka.

    Shirka ayaa looga hadlay qodobada kala ah
    1. Qiimaynta qorshihi iyo Amaradii Shirkii 7aad kii hore.

    2. Ansixinta qorshaha Amni ee Dagmooyinka Gobolka Mudug.

    3. Ugu danbayna waxaa looga hadlay xalinta khilaafaadka beelaha Gobolka wada Dega.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.