Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Muxuu kusoo kordhin karaa siyaasada Xisbiga Fahad Yaasiin?
    Puntland

    Muxuu kusoo kordhin karaa siyaasada Xisbiga Fahad Yaasiin?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 12, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fahad Yaasiin siyaasad uu qayb ka yahay Somaliya kama shaqaynayso mana leh fursad mana jiro deegaan laga rabo.

    Sidoo kale,waxaa cadaawad balaaran uu ku kasbaday Maamulkii Mw Farmaajo ee uu ahaa Geed fadhiga oo uu ka soo qabtay jagooyin muhiim ah.

    Farmaajo,ayaa taas fahmay oo ka fogaaday,waxaase nasiibdaro ah Ragga ugalay xilligan la jaalka noqday.

    Dad badan,waxaa la yaab ku noqday in Faarax Cali Shire oo loo hanwaynaa uu ka mid noqday Asxaabta Fahad.

    Musharaxa Xusbiga Fahad,waa Saacid oo soo noqday Ra’isalwasaare,waxaana lagu tilmaamaa Nin qalbi wanaagsan,balse aan siyaasad shaqo ku lahayn.

    Fahad,ayaa dad badan u arkaan in uu wado ismuujin uu fariin ugu dirayo Farmaajo oo u muujiyay in uusan waxba kala tagin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.