Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Mw Kenya oo si cad usheegay in Xasan Sh.mudo xileedkiisii dhamaaday
    Puntland

    Mw Kenya oo si cad usheegay in Xasan Sh.mudo xileedkiisii dhamaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 14, 2026Updated:May 14, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waraysigu,wuxuu cadaynayaa si cad dhawr qodob oo kala ah……

    1. Mudo xileedkii Baarlamaanka Fadaraalka Somaliyed in uu dhamaaday oo Dowladaha dariska ah iyo caalamka kalaba aqbalsan yihiin.
    2. Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraalka mudo xileedkiisii in maalmo kooban ka harsan yihiin oo Dowladaha dariska ah iyo caalamkuba la socdo.
    3. In xaalka Somaliya cakiran yahay oo mudo xileedkaas dhamaaday ay kasii daran tahay in ay kala taagan yihiin Dowladii dhexe iyo DG.
    4. In BC talaabada ugu horaysa ee ay qaadayso ay tahay Madaxweynaha Fadaraalka Somaliya marka uu idlaado mudo xileedkiisu in loola dhaqmo sidii Maadxweyne hore waxaana tusaale loosoo qaadan karaa in aan lagu casumin Shirkii Afrika iyo Faransiiska ee Nayrobi.

    Xasan Shiikh,waa ka badbaadin karay bahdilkan Somalida oo waa looga digay ama wuu fahansanaa in halkan oo la gaaro ay khatar tahay.

    Waraysiga uu bixiyay Mw Kenya horta si guud Qof walba oo Somaliya,ayuu bahdil ku yahay oo yasmo ku yahay,waxaana sababteeda leh Xasan Shiikh.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.