Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland oo naqshadeynaysa dhulalka magaalada Goldogob
    Somalia

    Puntland oo naqshadeynaysa dhulalka magaalada Goldogob

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 8, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta DPL mudane Maxamed Musadaq soomajeeste oo uu Wehlinayo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga DPL ayaa si wada jir ah u daah-furay xaflada qorshaha naqshadaynta iyo sharciyeynta dhulka (top planka) Magaalada Galdogob.

    Furitaanka xaflada qorshaha naqshadaynta iyo sharciyeynta dhulka (top planka) ee Magaalada Magaalada Galdogob waxaa goob joog ahaa, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda, Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Gobalka mudug, Maamulka Degmada Galdogob, iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada degmada Galdogob.

    Maamulka Degmada Galdogob ayaa ku tilaabsaday Hormar la taaban tilaabadaan qorshaha naqshadaynta iyo sharciyeynta dhulka ayaa qayb qaadan doonta Hormarinta Degmada Galdogob.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.