Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ruushka oo lagu eedeyay inuu ku xadgubay Carruur ka qaxday Ukraine
    Somalia

    Ruushka oo lagu eedeyay inuu ku xadgubay Carruur ka qaxday Ukraine

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 27, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga,ayaa ku eedeeyay xukuumadda Moscow inay ku xad gudubtay mabaadi’da aasaasiga ah ee ilaalinta xuquuqda carruurta xilliyada dagaalka iyadoo baasaboorka Ruushka siisay carruurta aan lala socon ee ka qaxay Ukraine una ogolaatay in ay qaataan Qoysaska Ruushka.

    Filippo Grandi,ayaa hadlayay ka dib booqasho lix maalmood ah oo uu ku tagay Ukraine. Mr Grandi ma uusan bixin faah-faahin dheeri ah oo ku saabsan baaxadda dhibaatada.

    Laakiin waxa uu sheegay in UNHCR ay isku dayi doonto in ay si dheeraad ah u hesho carruurtan oo kale, oo ay ka shaqayn doonto xal u helida dantooda – sida isu keenidda qoyska iyo wixii la mid ah.

    Ukraine,ayaa sheegtay in in ka badan afar iyo toban kun oo carruur ah loo tarxiilay Ruushka, iyadoo lagu eedeeyay in Ruushku afduubtay, hase-yeeshe Ruushka,ayaa ku andacoonaya in ay badbaadinayaan carruurtaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Ujeedada: Madaxweyne Deni oo safar degdeg ah ku tagay Gaalkacyo

    August 8, 2026

    GAROOWE: Heshiis laga gaaray maleeshiyaadka Jimcaale ee Xerada Ligle

    August 7, 2026

    GAALKACYO: Beesha Leelkase oo go’aan ka gaartay maleeshiyaadka Xerada Istanbul

    August 6, 2026
    Latest Posts

    Ujeedada: Madaxweyne Deni oo safar degdeg ah ku tagay Gaalkacyo

    GAROOWE: Heshiis laga gaaray maleeshiyaadka Jimcaale ee Xerada Ligle

    GAALKACYO: Beesha Leelkase oo go’aan ka gaartay maleeshiyaadka Xerada Istanbul

    Puntland oo dambiyo kusoo oogaysa siyaasiyiinta iyo saraakiisha abaabulay falalka Amni darro

    Puntland Forces Seized FGS infiltrated Camp in Galcaio, Puntland – Somalia

    Puntland forces seize military compound after clashes with federal troops

    Booliska Puntland oo xaqiijiyay la wareegista Xerada ilma Diyaano ee Boosaaso

    BOOSAASO: Cabdulaahi Diyaano iyo maleeshiyaadka la jooga oo is dhiibis dalbaday

    Cali Xoosh iyo Xildhibaanad Ifraax Nooleeye oo lagu kala jiiday garoonka Muqdisho

    Akhriso: Puntland oo qabatay Hub Dowladda Chine ugu deeqday DFS

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.