Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Saamayn maku yeeshay dagaalka Iran Dekeda Bosaso?
    Puntland

    Saamayn maku yeeshay dagaalka Iran Dekeda Bosaso?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 12, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dekeda Bosaso saamayn la taaban karo kuma yeelan dagaalka Iran iyo cakirnaanshaha Marinka Hormus sida Dekeda Berbera.

    Sababta uusan dagaalkan saamayn ugu yeelan,waa Doonyaha oo ah Gaadiidka Badda ee isticmaala Dekeda Bosaso,halka Dekeda Berbera ay ubadan yihiin Maraakiibta.

    80-100 Doonyood,ayaa Bishii yimaada Dekeda iyo ilaa 15- Markab.

    Doonyahaas isma dhimin imaanshahooda,waxaana haatan ku xiran ilaa Todobo,iyadoo in la mid ahna sugayaan dajin.

    Sidoo kale Maraakiib badeecooyin sida,ayaa taagan oo sugaya dajin.

    Markab qaaday 24-Kun oo Neef oo Xoolaha,ayaa ka anba baxay Maalin ka hor,waxaa kaloo Xalay ka dhoofay 60- Kun oo Neef Markab qaaday.

    Caawa,waxaa baxaya 20-kun oo Neef oo Xoolaha Markab qaadaya,waxaana la filayaa ilaa Bishan 25-keeda in ay ka dhoofaan ku dhawaad 2-Milyan oo Neef.

    Dekeda Bosaso,waxay ku xiran tahay Dekedaha kala ah……

    1.Hindiya oo Laba Dekadood ah.

    1. Masar.
    2. Imaaraadka oo Laba Dekadood ah.
    3. Yemen.
    4. Cumaan.
    5. Qadar.
    6. Sacuudiga.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.