Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Safaarada Maraykanka oo sheegtay in la jabsaday xogta E-visa Somaliya
    Somalia

    Safaarada Maraykanka oo sheegtay in la jabsaday xogta E-visa Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safaaradda Dowladda Mareykanka ee Muqdisho ayaa shaacisay in 11 bishan November la jabsaday nidaamka E-Visa ee ay dhowaan sameysatay Dowladda Federaalka ee uu hoggaaminayo Madaxweyne Xassan Shiikh, si loo caqabdeeyo safaradda dalka ay ku yimaadaan dadka Soomaaliyeed ee heysta dhalashada dalalka kale, lacagna uga sameeyaan qoyska Madaxweynaha.

    Qoraal kasoo baxay safaaradda Mareykanka ayaa lagu sheegay in la qaatay xogta 35,000 Kun oo qof, ayna ku jiraan Kumanaan muwaadin oo Mareykan ah.

    DFS ayaa ilaa hadda ka hadlin dhacdada lagu jabsaday nidaamka E-Visa, oo ay si adag uga horyimaadeen Somaliland iyo Puntland oo maamula 4 kamid 5 garoon diyaaradeed ee caalamiga ah ee ku yaalla Soomaaliya, Halka Federaalku maamulo kan Muqdisho oo kali ah.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.