Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shacabka Puntland waa in ay toos udoortaan Madaxweynaha 2029
    Puntland

    Shacabka Puntland waa in ay toos udoortaan Madaxweynaha 2029

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 6, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sadex qodob,ayaa muhiim u ah in ay Puntland gaarto Sanadkan 2026 inta ka dhiman.

    Sadexda qodob,ayaa kala ah……

    1. In la dhamaystiro xeerka doorashada ee dib u eegista lagu sameeyay ka hor kalfadhiga soo socda ee Baarlamaanka.
    2. In Ururada siyaasada tartankooda ay qabsoomaan Sanadka soo socda ee 2027.
    3. In doorashada Baarlamaanka iyo Madaxtooyada ee 2029 ay noqdaan Qof iyo Cod.
    4. In Madaxweynaha Puntland si toos ah shacabku usoo doorto oo laga gudbo in Xildhibaanadu doortaan.

    Qodobadan si loo gaaro,waa in la dadajiyaa oo laga faa’idaystaa wakhtiga yar ee harsan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Halkee marayaa hawlgalka sifaynta haraadiga argagixisada Calmiskaad?

    May 6, 2026

    Halkee marayaa dhusmaha Santuukh horumarinta Puntland?

    May 6, 2026

    Puntland oo dhisanaysa Bankiga horumarinta iyo maalgashiga

    May 6, 2026
    Latest Posts

    Halkee marayaa hawlgalka sifaynta haraadiga argagixisada Calmiskaad?

    Shacabka Puntland waa in ay toos udoortaan Madaxweynaha 2029

    Halkee marayaa dhusmaha Santuukh horumarinta Puntland?

    Puntland oo dhisanaysa Bankiga horumarinta iyo maalgashiga

    Boosaaso oo heshay soo kabasho dhaba iyo rajo mustaqbal oo ifaya

    Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray garoonka Kubada Cagta Bosaso

    Qaramada Midoobay oo soo dhawaysay Gogosha Xasan Shiikh dhigay

    Wefti sare oo ku wajahan Bosaso maalmaha soo socda

    Faallo:-Ma tahay in la tago Gogosha Xasan dhigay?

    Midowga Yurub oo soo dhaweeyay Gogosha Xasan Shiikh dhigay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.