Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Taliska Africom oo faahfaahin ka bixiyay weeraradii Baallade
    Puntland

    Taliska Africom oo faahfaahin ka bixiyay weeraradii Baallade

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 29, 2025Updated:November 29, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    AFRICOM oo Duqeyn Cira ah ku Beegsaday DCSH.

    27-kii November 2025, Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa fuliyay duqeyn cirka ah oo lagu beegsaday Daacish-Soomaaliya. Duqeyntu waxay ka dhacday agagaarka Buuraha Golis, qiyaastii 66 KM dhanka Koonfur Bari kaga beegan magaalada Boosaaso.

    Taliska AFRICOM ma bixin faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan hawlgalka, isagoo ku tilmaamay in arrinta ay sabab u tahay amaandarro.

    Maraykanka ayaa hawlgalka ku fuliyay kaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo dowladaha xubnaha ka ah, iyadoo qayb ka ah dagaalka lagula jiro dagaalyahanada ururada DCSH iyo AS.

    https://www.africom.mil/pressrelease/36092/us-forces-conduct-strike-targeting-isis-somalia

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    October 18, 2026

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026
    Latest Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.