Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Dr. Gaas “Argagixisadu waa Somaliland, taas anagaa cadayn u hayna”
    Somalia

    VIDEO: Dr. Gaas “Argagixisadu waa Somaliland, taas anagaa cadayn u hayna”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii hore ee Puntland ahna Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaaciyay in ay hayaan cadeymo muujinaya in maamulka Somaliland uu wada shaqeyn ballaaran la leeyahay kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab.

    Cabdiweli Gaas ayaa xusay in intii uu ahaa Madaxweynaha Puntland ay aruuriyeen warbixino badan oo la xiriira wadashaqeynta Al-Shabaab iyo Somaliland, sida taageerada ay siiso maleeshiyaadka al-shabaab ee ka dagaalamaya buuraleyda Puntland.

    https://www.facebook.com/i455353/videos/3123704347923937

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.