Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Galmudug oo hubka ka mamnuucday magaalada Guriceel
    Somalia

    VIDEO: Galmudug oo hubka ka mamnuucday magaalada Guriceel

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 28, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ka Wasaarad ahaan ay diyaariyeen laba Kooxood oo suga amniga Goobihii lagu dagaalamay ee Guriceel, sidoo kalena baaritaano ku sameeya.

    Wasiiru dowlaha oo Warbaahinta kula hadlay Guriceel ayaa sheegay in guud ahaan amniga Guriceel la xaaiijiyay, isla markaana xilligaan wixii ka dambeeya qof aan Ciidan aheyn aysan hub ku dhex qaadan karin Magaalada.

    Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in ay soo saari doonaan Xeer guud ahaan Galmudug hub ka dhigis looga bilaabayo, waxaana uu ugu baaqay Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug inay xeryahooda ku ekaadaan.

    Amarkaan kasoo baxay Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa kusoo beegmay saacado kadib markii xoogaga Ahlusunna ay isaga baxeen Guriceel kadib dagaalo Afar Maalin oo xiriir ah ka socday.

    https://www.facebook.com/sntvnews/videos/852008558822206

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.