Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wararkii udanbeeyay booqashada Xasan Shiikh Ee Kismaayo
    Somalia

    Wararkii udanbeeyay booqashada Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wax la hubo,waxaa tagay Kismaayo ilaa iyo hada….

    1.Talyaha Nabadsugida Kenya.
    2.Ilaalo kooban oo Xamar ka timid.

    3.Kaamirastayaal iyo Protocol-ka Xasan.

      Waa loo sheegay Xasan in uusan soo kaxaysan Ciidan iyo Siyaasiyiin fara badan.

      Safarka Xasan ee Kismaayo ujeedadiisii,waxaa macno tiray Shirkii Nayrobi iyo yagleelida Golaha Mustaqbalka Somaliya.

      Balse,iyadoo laga duulayo tixgelinta codsigii Xasan udirsaday Imaaraadka,ayaa la aqbalay in Kismaayo Axmed ku qaabilo oo eed reebid loo isticmaalo.

      Igu sawir wax ka weyn kalama soo laabanayo Xasan Kismaayo.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

      June 9, 2026

      Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

      June 9, 2026

      Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

      June 9, 2026
      Latest Posts

      Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

      Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

      Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

      Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

      Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

      Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

      Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

      Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

      Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

      Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.