Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xamaas oo ugu danbayn aqbalay qorshaha Trump Ee Nabada Qasa
    Somalia

    Xamaas oo ugu danbayn aqbalay qorshaha Trump Ee Nabada Qasa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 4, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xamaas,waxay aqbaleen qorshaha Trump ee soo afjarida colaada Qasa,waxayna soo saareen war uqornaa sida tan….

    Waxaan ka mahadcelineynaa dadaalka Madaxweyne Trump uu ku soo afjarayo dagaalka.

    Waxaan ku heshiinay in lasii daayo dhamaan lahaystayaasha si loo gaaro xabad joojin joogto ah.

    Waxaan diyaar u nahay in aan si deg deg ah u galno wada xaajood looga wada hadalayo faahfaahinta qorshahan.

    Waxaan ku heshiinay in aan wareejino maamulka Qasa.

    Qorshaha Nabada ee Trump oo ka kooban 22- ka Qodob,ayaa,waxaa ka mid ah….

    1.In la keeno Qasa Ciidan caalamiya oo Nabad ilaalin oo loogu yeerayo (ISF).

    2. In Qasa uu maamulo nidaam caalamiya oo ay Gudoomiyayaal ka noqonayaan Dad Magac leh oo ay ku jiraan Yony Blair Rw hore ee Uk iyo Me Trump.

    3.In Qasa noqoto goob Milleteriga ka caagan oo Maraykanka iyo Sxb-diis ay dib udhis ku sameeyaan.

      4.In ugu danbayn Qasa la hoosgeeyo Dowlad Madaxbanaan oo reer Falastiin leeyihiin ( Palestine State).

      Qorshaha Trump,waxaa soo dhaweeyay dhamaan Wadamada Islaamka,Carabta iyo Caalamka kale.

      Waxaa kaloo aqbashay Dowlada Israa’iil marka laga reebo Qodobka Dowlad ay yeeshaan reer Falastiin.

      Dadka reer Falastiin?

      Waxay u arkaan gumaysi cusub oo loogu adeegayo Israa’iil oo aysan iyaga dan ugu jirin lkn ay ku khasban yihiin,isla markaana doorasho kale aysan haysan.

      Xamaas aqbalaadeeda,ayaa loo arkaa mid ku timid cadaadis kaga yimid dhinacyo kala duwan,balse markay dhinteen 70- kun oo Shacab ah in ay qaataan Nabada,waxay ku tahay fashil qadiyadii ay ku dirirayeen.

      Trump,waxay utahay guul siyaasadeed in uu hirgalo qorshihiisa soo afjarida colaada Qasa ee ay ku naf waayeen ku dhawaad 70- kun oo ubadan Dumar iyo Caruur.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

      June 9, 2026

      Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

      June 9, 2026

      Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

      June 9, 2026
      Latest Posts

      Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

      Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

      Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

      Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

      Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

      Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

      Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

      Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

      Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

      Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.