Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo isbadal ku sameeyay hogaanka Ciidanka Madaxtooyada
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo isbadal ku sameeyay hogaanka Ciidanka Madaxtooyada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 19, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe : 19 April 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 16 oo Ku saabsan magacaabida Taliyaha iyo Taliye – Ku- xigeenka Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland

    Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

    Markuu arkay: Baahida loo qabo magacaabidda Taliyaha iyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Madaxtooyadda Dowladda Puntland.

    Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo waayo-aragnimadooda ciidanimo.

    Markuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland.

    Wuxuu xeeriyey:-

    1. Waxaa G/Sare Siciid Nuur Shire loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyadda Dowladda Puntland.
    2. Waxaa G/Sare Maxamed Cali Axmed (Marduuf) loo magacaabay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Madaxtooyadda Dowladda Puntland.
    • Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa marka uu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

    -DHAMMAAD –

    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND –

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Muhiimada dhismaha Gudiga Tacliinta Sare Puntland

    April 19, 2026

    Gudiga Tacliinta Sare Ee Puntland oo la dhisay

    April 19, 2026

    Madaxweyne Deni oo isku shaandhayn balaaran ku sameeyay hogaaminta Booliska PL

    April 18, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Muhiimada dhismaha Gudiga Tacliinta Sare Puntland

    Gudiga Tacliinta Sare Ee Puntland oo la dhisay

    Madaxweyne Deni oo isbadal ku sameeyay hogaanka Ciidanka Madaxtooyada

    Madaxweyne Deni oo isku shaandhayn balaaran ku sameeyay hogaaminta Booliska PL

    Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo magacaabay Maxkamada Sare iyo Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus.

    Maraykanka iyo Iran oo ay ubadan tahay in heshiiyaan

    Maraykanka oo xayiray Saliidii Iran Ee Shiinaha aadaysay

    Faallo:-Saamaynta Shiinaha Ee Soomaaliya

    In ka badan Boqol Xildhibaan iyo Seneter Oo soo saaray Baaq

    Puntland oo Xasan Shiikh ugu baaqday in uu qabto Shir Deg-deg ah

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.