Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Ma tahay in la tago Gogosha Xasan dhigay?
    Puntland

    Faallo:-Ma tahay in la tago Gogosha Xasan dhigay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 2, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warqada Xasan soo saaray,waxaa ku khasbay BC oo kulankii ugu danbeeyay ee ay la yeelatay si cad ayay ugu sheegtay in laga rabo doorasho heshiis lagu yahay ka hor 15- May.

    Xasan oo raba in uu BC qanciyo ama u been guuro,ayaa Warqadan soo tuuray.

    Halkaas markay marayso,waxaa la gudboon Golaha mustaqbalka Laba qodob awgood in ay tagaan Shirka….

    1. In ay ilaalsadaan BC si aysan Gagarabkooda uga bixin oo Xasan hada Qool buu ku jiraa uusan fursad helin.
    2. In wada hadalkaas uu noqon karo mid guulaysta oo xal lagu gaaro.

    PL iyo JL,waxaa la gudboon in Madaxweynayaashoodu ay tagaan Xamar Laba sababood awgood…..

    1. In aysan lumin BC.
    2. In aan lagala wareegin hogaaminta hogaanka mucaaradka iyo loolanka Xasan.

    Gogasha Xasan dhigay tagid ayay mudan tahay,iyadoo laga eegayo shaqada Diblomaasiyiinta shisheeye ay qabteen.

    Mw Deni mar in uu Xamar ku laabto,waa loo baahnaa,waana hada oo cadaadiskii siyaasiyiinta Xamar iyo BC durba miradhalay,waxa harsana ay tahay xoojinta PL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GALGALA: Ciidanka Puntland oo toogtay Rag katirsan Al-Shabaab

    October 20, 2026

    Yemeniyiin kasoo cararay colaada dalkooda oo soo gaaray Dekedda Boosaaso

    October 20, 2026

    CALMADOW: Puntland oo duqeyn ku dishay xubno katirsan Al-Shabaab

    October 20, 2026
    Latest Posts

    GALGALA: Ciidanka Puntland oo toogtay Rag katirsan Al-Shabaab

    Yemeniyiin kasoo cararay colaada dalkooda oo soo gaaray Dekedda Boosaaso

    CALMADOW: Puntland oo duqeyn ku dishay xubno katirsan Al-Shabaab

    GAALKACYO: Liibaan Tahliil oo loo aqoonsaday aabbaha rasmiga ah ee Wiilkii la isku haystay

    WARBIXIN: Muxuu yahay xiriirka uu shaaciyay Natenyahu ee ‘Puntland & Israel’ ?

    WAR CUSUB: Madaxweyne Deni oo diiday tagista Shir ka dhacaya Nairobi

    XOG: Xassan Shiikh oo wajahaya walaac, kaddib digniinta UK & USA

    Mareykanka oo digniin kasoo saaray 11 dal oo Barriga dhexe ah

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.