Sanadkii tagay,waxaa PL laga dhoofshay Dahab qiimihiisu dhan yahay $150-Milyan. Dahabkaas ma ahayn mid sifaysan oo Dhagax,ayaa la socday,waana mida…
Browsing: Puntland
Badda PL,waxaa ka Kalluumaysta in ka badan 2100 Doonyo iyo Maraakiib shisheeye. Ku dhawaad Bishii,waxay la baxaan Kalluun qiimihiisu gaarayo…
JL,waxay ka dalbatay Itoobiya in ay kusoo wareejiso Talyaha Ciidamada Lugta DFS Khaalid oo Doolow ku dhuumaalaysanayay,iyadoo ku eedaysay in…
Miino,ayaa la kacday Ciidamo ka mid ah kuwa difaaca PL oo marayay Wadada Daraymadoobe. 7-Askari,ayaa ka shahiiday Ciidamada difaaca PL.…
Dilalka ka dhacaya mahan kuwo argagixiso ka danbayso iyo kuwo siyaasadeed ee waa danbiyada caadiga ah. Mida kale oo aan…
Born in Mogadishu on 1st September 1984, Dr. Guled Salah has become known as one of Somalia’s most forward-thinking leaders—a…
Ciidamada geesiyaasha ah ee difaaca Puntlabd,waxay ku dileen Aaga Al Arabiya Laba Xubnood oo argagixisada Daacish ah. Waxay kaloo ku…
Abiy,ayaa uyeeray Xasan Shiikh ee isagu ma dalban markan. Uyeerida Abiy uu uyeeray Xasan,waxay daarnayd arimaha JL. Xasan,ayaa ka dacwooday…
Midowga Afrika iyo Midowga Yurub,waxay wadajir uxaqiijiyeen in ay taqgeerayaan Sadex Qodob oo kala ah…. 1.Midnimada,madaxbanaanida iyo Gobanimada Somaliya. 2.Dhismaha…
Boosaaso : 09 October 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya…
Safiirka UK ma xusin DFS,halka PL uu toos usiiyay maqaamkeeda oo u karaameeyay oo cadeeyay in ay kala xaajoodeen amaanka…
Kulanka PL & UK,wuxuu kusoo idlaaday guul,waxaana lagu gaaray is afgarad,iyadoo laysla qaatay…..
Saadaasha roobka, qaybo ka mid ah degmooyinka ceerigaabo, Taleex, Boocame Xudun, Garowe, Laascaanood iyo Burtinle, ayaa lafilayaa inay helaan roobab…
Xasan,ayaa udirsaday Abiy casuumad ah in uu yimaado Adis- ababa Sabtida ama Axada (Weekend),waase ka cudurdaartay Abiy oo wuxuu ugu…
Waa lagu kala kacay wadahadalkii Caawa usocday JL iyo Dowlada Fadaraalka Somaliya. “Ka laabo doorashadii aad qabsatay oo kusoo laabo…
Ugu danbayn,isagoo hagoogan oo qajilaya,isla markaana dacaysan,ayuu ka degay Kismaayo Xasan Shiikh. Waa tilmaan cad oo muujinaysa in uu ku…
Kulamo wax ku ool ah,ayaa uga soo dhamaaday Nayrobi PL & SL. Qodobada kulamada looga xaajooday,waxaa ugu waa weynaa Laba…
Maanta,ayaa udanbaysay muuqashada fashilkiisa oo Dhulka Xamar uu ka hadlayay,isagoo umuuqday Duqa Miqdisho….. 1.Kama hadlin xaalada guud ee Dalka 2.Kama…
Ceelasha Butici,waa laga sifeeyay argagixisada,waxaana lagu hareeraysan yahay Ceelka Barakalaah. Waa Ceelal muhiim ah Ceelashan Maanta laga sifeeyay argagixisada. Tiro…
Halkan ka akhriso:-
Waa soo gabagaboobeen wada xaajoodkii Nayrobi ee PL,JL iyo Madasha Mucaaradka Muqdisho. Mowqif midaysan ayay ugudbiyeen Sadexda Garab Dowlada Kenya…
Deni iyo Axmed,waxay muujiyeen midnimo xoog badan oo Hal Qof ay isku noqdeenwaxaana muuqata in Axmed Madoobe ka fogaanayo in…
PL& JL Xalay si rasmi ah ayay uwada hadleen oo iskula meel dhigeen Qodobada ay gudbinayaan….. PL? B. Waxay ku…
Inta badan,waxay ahayd mid guud oo aan lahayn faahfaahin la arki karo…. 1.Wuxuu ka hadlay in uu horumariyay Waxbarashada mana…
Ciidamada Difaaca Puntland oo saakay fuliyay hawlgal qorshaysan,ayaa dilay 5-ka mid ah Miinaystayaashii argagixisada,halka ay nolosha ku qabteen Hal mid.…
Ugu danbayn Islaan Bashiir Islaan Cabdille,ayaa soo afjaray khilaafkii Ceelka Qabooley ee Jifooyinka Walaalaha ah MC & RM ee Beesha…
Geerida argagixisada la laayay,waa…… 1.Shalay oo la dilay 12-xubnood. Ilaa iyo hada Aag ilaa 3-km ah,ayay ku jiraan,waxaana ku socda…
Madaxweyne Deni,wuxuu usafrayaa Kenya Maalinka Berri foog ah hadii rabi idmo. Socdaalka Mw,wuxuu daaran yahay Laba Qodob oo isku Qodob…
Ciidamada Difaaca Puntland Maanta,waxay qaadeen hawlgal qorsheysan oo ay ku beegsadeen firxadka Argagixisada. Deegaanka Carabiya ee Togga Baallade,ayay ka hawlgaleen…
Xilligii loo baahnaa ayay ku bilaabatay Xasan,waxaana sii dilay fursadaha uu bixiyay. Mucaaradka Xamar,waxay ka faa’idaysanayaan “Garab istaaga Shacabka iyo…
Maalmaha soo socda,wuxuu isku qaadi doona JL si uu Indhaha uga jeediyo gudaha Xamar Dabka uga holcaya. Axmed Madoobe horay,waa…
Si Qaran,ayaa loo aasay Jen.Qalyare,waxaana Janaasadii koobaad kusoo tukaday Madaxweyne Deni ka hor intaan laga soo qaadin Bosaso. Sidoo kale,waxaa…
Markab sida 150 Kunteenar oo Dowlada Puntland ay gaar uleedahay,ayaa ku xiran Dekeda Bosaso oo la dajinayaa. Kunteenarada saaran,waxaa Dowlada…
Dhasaan, Qandala – Gobolka BariPuntland waxa ay wayday mid ka mid ah saraakiisheeda ugu sarreeya, uguna hal-adagnaa, kadib markii uu…
Allaha unaxariisto Jeneraal Qalyare oo kugeeriyooday qarax miino Aaga Dhasaan iyo Sheebaab dhexdooda. Qalyare,wuxuu kamid ahaa saraakiisha aysan reer Puntland…
Garowe: September 22, 2025: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa wuxuu Xoghayaha Dawladda…
Hay’adda Juba Foundation,ayaa Cawa magaalada Boosaaso xarunta Ganacsiga Puntland ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Nabadda Adduunka. Munaasabadan,ayaa lagu dhiirrigelinayo…
Saraakiisha amniga Puntland,ayaa xaqiijiyey in Mareykanku maanta labo duqeyn ka geystay Toga Baalade, meel ku dhow aagga Maraagade ee Buuraha…
Halkan hoose ka akhriso Qodobada dhanka amaanka ee Puntland iyo Maraykanku ku heshiiyeen:- B. Qaybta Sirdoonka.T. Laanta Militariga.J. Qaybaha maamul…
Dadaalkeeda la dagaallanka argagixisada iyo burcada badaha,ayuu Maraykanku ku amaanay Puntland. Danjire Riley iyo Talyaha USSOCAF Sarreeye Gaas Claude Tudor…
Kulanka,ayaa looga xaajooday oo lagu dul istaagay xaaladda Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada…. Kulanka Madaxweynaha,Golaha Wasiirada PL iyo Safiirka Maraykanka iyo…
Madaxweyne Deni shalay galab,ayuu yimid. Mardhow,waxa uu qaabilayaa wefti sare oo Maraykan ah oo ka kooban…. Maxay kawada hadlayaan?
Dowlad iyo Caasimad Somaliyed oo lawada leeyahay,ayaan rabnaa hogaamiye keeni kara oo xisaabtami kara ama jeexi kara jiho cusub oo…
Madaxweyne Deni oo hogaaminaya wefti balaaran,ayaa soo gaaray Adis-ababa caasimada itoobiya. Madaxweynaha,ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku joogay booqasho Wadanka Imaaraadka…
Mashruucan,waa mid lagu taageerayo awooda tamarta Magaalooyinka Garowe iyo Galkacyo. Labada Shirkadood ee Korontada siiya Galkacyo iyo Garowe,ayaa helaya dhaqaale…
Dowlada Maraykanka,ayaa si cad uqiratay in ay fulisay garaacistii lagu dilay Nabadoon ka mid ah Nabadoonada reer Sanaag. “Dowladda Mareykanku,waxay…
Rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo Ninkan Ganacsadaha ahaa ee lagu dilay Galkacyo goordhawayd. Aanada Qabiilka ee ku xoogan Mudug marka…
Gaalkacyo: September 14, 2025: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland ayaa maanta Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ku…
Nabadoonka Khatar la taaban karo,ayuu ku ahaa amniga,wuxuuna wada shaqayn la lahaa AS,Xuutiyiinta iyo Daacish. Sidee ugu ahaa? 1.Wuxuu ahaa…
Mustaqbalka Dadka iyo Dalka Puntland,wuxuu ku jira aragtida PL First. Dhalinyaro abaabulan,Caqli badan,Wadaniyiin ah,ka haysta fahan xaalka Somaliya iyo waxa…
Guddiga doorashada Duqa Magaalada Galkacyo,ayaa si rasmi ah u shaaciyey wakhtiga ay qabsoomayso doorashada Duqa. Halkan ka akhriso:-
Dhamaan,waa la xareeyay oo la qaramayanaya Maleeshiyaadka ka barbar dirira Ciidamada difaaca Puntland. Dagaalkii Laascaanood,waxay Beeluhu keeneen Maleeshiyaad fara badan.…
Qofka la xaqiijiyay in uu ku dhintay garaacista,waa Nabadoon Cumar Cabdulaahi Ibraahim oo ka mid ahaa Nabadoonada Gobolka Sanaag ugu…
Ku: Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Degmada Gaalkacyo. Og: Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo. Og: Ku simaha Duqa…
Mashruuca Shiip,waa mid uu maalgeliyo Baanka Aduunka oo intiisa badan ah Wadooyin. DFS,ayaa faragashatay oo rabta in ay maamulato,waxaase ka…
Nidaamka Visa-ha lagu qaadanayo Online-ka,waxaa soo rogay Maraykanka. Mana ahan Somaliya oo qura halka laga hirgeliyay ee caalamka oo idil,ayuu…
Ciidamada difaaca Puntland,dhanka Baallade,waxay ka heleen Godkii ay ku kaydsanayeen argagixisadu Qaraxyada iyo Dawada. Dhabka Dhasaan God xoogaa ujira,waxay kasoo…
Togga Baallade 11,Sep,2025: Ciidanka Difaaca Puntland oo weerar labbo jiho ah ku qaatay Talisyada kooxda Daacish ee Lugta Tirciil ayaa…
Xalay,ayuu dhacay kulankii Mw Deni iyo Mw Axmed. Kulankaas,wuxuu ka dhacay Abu-dhabi oo uu kusii sugnaa Mw Axmed. 70% arimihii…
Biyo-xireenka Itoobiya? 1.Joogiisu,waa 175-m. 2.Balaciisu,waa 1.8km. 3.Muga Biyaha uu qaado,waa 74-Bilyan MC. 4.Lacagta lagu dhisay,waa $5-Bilyan. 5.Wuxuu leeyahay Labo xarun…