DEG DEG: War saxaafadedkan hoose ayaa kasoo baxay maamulka Deeganka DDS. Warsaxaafadeed ka soo baxay Xukuumadda DDS 9 March 2023.GC…
Browsing: Somalia
Hankii Wiilka Beesha Isaaq ee ahaa in uu dhiso Jamhuuriyad ka mid noqota Dalalka Geeska Afrika uu leeyahay Caasimadeeda,Dekedeeda kana…
Wasiirka cusub ee Maaliyada Jubaland oo xilka ula wareegay si rasmi ah saakay. Axmed Handal,waxuu ka mid ahaa haldoorkii u…
Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayna ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)…
Duqa Magaalada Minisota,ayaa umagacaabay Yaasiin Maxamuud Cismaan Keenadiid Xubin ka mid ah Gudiga sare loo yaqaan Metropolital-Counci. Gudigan oo ka…
Guddoomiyaha gobolka Minnesota Tim Walz ayaa saaxiixay sharci u oggolaanaya muhaajiriinta ay Soomaalidu ku jirto ee aan heysan deganaashaha ama…
Diblomaasiga ugu sarreeya Qatar ayaa maanta loo dhaariyey ra’iisul wasaaraha dalka, isaga oo beddelaya xubin kale oo ka tirsan qoyska…
Hogaamin,ayuu muujiyay Madaxweyne Axmed ka saraysa mida Deni. Dimuqraadiyadii aan jihada lahayn ee uu suura xumeeyay kana dhigay wax Qof…
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland,ayaa dil toogasho ah ku fulisay 18-Xubnood oo ka tirsanaa kooxaha argagixisada ah. Xubnaha,ayaa lagu…
Madaxweyne xigeenka Puntland Axmed Cilmi,ayaa ka hadlay dagaalka Laascaanood. karaash,ayaa sheegay in Puntland haatan aysan ku jirin xiligan,balse ay geli…
Kooxda Al-Shabaab,ayaa sheegtay in weerar ay saaka ku qaaday deegaanka Janaay Cabdalle ee duleedka magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose…
Xiriidhka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFA,ayaa u aqoonsaday doorashadii dhawaan ka Muqdisho ka dhacday ee loogu doortay Cali Cabdi Maxamed…
Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ayaa sheegtay in la baajiyey macluushii laga cabsi qabay inay ka dhacdo…
Mucaaradka Turkey ayaa soo afjaray bilo dood kulul ah Isniintii, waxayna isku raaceen inay madaxa xisbiga calmaaniga ee ugu weyn…
Shalay ayey ku kulmeen Mus-dameedka argagixisada Doha. 11-Sano ayey Somaliya u ahaayeen Madaxweynayaal,midkoodna ma dhaafin Villa Somaliya,Xaafiisyadooda waxaa wax ka…
Tix-raac: XM/DGJS/022/2023 kuna saabsan magacaabid Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo hormarinta dhaqaalaha. Madaxweynaha Dowladda Jubaland Markuu arkay: Dastuurka Dowlada Jubaland, Cutubkiisa…
Muxuu yahay Mowqifka W.Waxbarashada PL ee Shirka Xamar? Wasaarada Waxbarashada Puntland waxay go’aan ku qaadatay in aysan ka qaybgelin Shirka…
Garowe, March 06, 2023: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa, ayaa xafiiskiisa…
Cabdisamad Nuur Bidaar waa Ninka badalaya Xamse dhawaan oo buuxinaya booska Ra’isalwasaaraha Jamhuuriyada Fadaraalka,sida xoguhu sheegayaan. Mudooyinkii udanbeeyay in uu…
“Puntland qeyb kama aha dagaalka Laascaanood, Waxaanse ku kalsoonahay Shacabka reer Laascaanood in ay Sharafkooda iyo cirdigooda difaacaan, Kalsooni buuxda…
Heshiis ruqsad Kalluumeysi ah oo muddo hal sano ah lagu siinayo Shirkad laga leeyahay Wadanka Shiinaha ayay gashay W.Kalluumaysiga Fadaraalka.…
Gedo waxay ubaahan tahay maamul u adeega Bulshada sida ugu dhakhsiyaha badan. Uma qalanto in ay noqoto goob Jaajuusiin Itoobiyaan…
Maxay yihiin Mashaariicda Waxbarasho ee PL lagu taageero oo W.Waxbarashada Fadaraalku rabto in ay joojiso? Halkan ka akhriso:- 1.Global Partnership…
Doxa, Maarso 05, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee dalalka…
Markii ay muuqatay in Ciidamadii Muuse Biixi ku jabeen LC,isla markaana dagaalkii isku badalay mid Qabiil oo Beelaha Harti gurmadkoodii…
Weftiga Itoobiya ee Garowe yimid,ayaa la kulmay Madaxweyne xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka…
Socdaalkii Madaxweyne Xasan ee Kismaayo,waxuu noqday mid aan miro dhal ahayn. Hor iyo horaanti in uu fuliyo ballanqaadkiisii ahaa,waxaan imaanayaa…
Garaadadu waxay kula kulmeen Garowe weftigii ka socday Dowlada Itoobiya. Kulankaas,waxaa Garaadada loogu xaqiijiyay in Muuse Biixi la baxayo Ciidamadiisa…
Muuse Biixi Wado aan ahayn in uu Ciidankiisa la baxo uma furnayn,waxaana muuqata in uu aqbalay. Waa jiraan warar aan…
Dooxa, Maarso 04, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas…
WAR SAXAAFADEED” Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Dawladda Puntland waxay aad uga xuntahay in “Wasaaradda Kalluumaysiga Dawladda Federalka Soomaliya…
Qatar waa dal umuhiim ah Dowlad walba oo fadhida markaas kursiga Villa Somaliya. Qatar waxay saamayn Siyaasadeed,mid dhaqaale iyo mid…
Waraaq kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Dibedda DFS ayaa loogu yeeray in uu Muqdisho yimaado safiirka Soomaaliya ee dalka Qatar Amb.…
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan caasimadda dalka Qatar ee Doha.…
Isimadda dhaqanka SSC oo maanta soo gaaray caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa kulan la qaatay Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi…
Waxaan manta shir Guddoomiyey fadhiga 4-aad ee Guddiga joogtada ah Golaha Wakiillada DPL, kaas oo looga hadlay xaaladda guud ee…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho…
Dab xooggan ayaa fiidnimadii Jimcaha ka kacay goob lagu keydiyo shidaalka oo ku taalla caasimadda Indonesia ee Jakarta, waxaana ku…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa ka hadlay dilal iyo iska-hor-imaadyo ay dad ku dhinteen oo maalmihi…
Xaalada magaalada Laascaanood ee gobalka Sool ayaa maalintii afaraad degan, kadib dagaalo ka soconayay in ka badan 20 cisho. Dagaalka…
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dawladda Puntland ayaa lagu beeniyay sheegashada Somaliland ee ah in ciidamada Puntland ay qeyb…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada Dowlada Jubaland. Madaxweynaha Jamhuuriyada…
Ciidamada gurmadka ee xarunta gobalka Sool ee Laascaanood, ayaa gaaray gudaha magaaladaas, iyagoo kasoo socdaalay deegaano kamid ah gobalka Bari.…
Maxay kala yihiin Mashaariicda waa weyn ee lagu taageero Waxbarashada Puntland….. 1.Global Partnership Education oo ay fuliso UNICEF. 2. Education…
Duqa degmada Laascaanood ee gobalka Sool, Cabdiraxiin Cali Ismaaciil ayaa sheegay in maamulka Somaliland uu 24 berri gudahood ku dilay…
Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Aadan, ayaa u geeryooday dhaawac xalay ay u geysteen magaalada Boosaaso ee caasimadda…
Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo is badalka Cimilada XFS Ambassador Khadiijo Al Maqsuumi ayaa Magaalada Doha ee dalka Qatar kulan kula…
Madaxweynaha dalka Turkiga , Rejab Dayib Erdoğan waxa uu Tacsi u diray Haweeneyda Madaxweynaha ka ah dalka Giriiga, Katerina Sakellaropoulou…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland, waxaana…
Wakiilo ka socday dalalka Qatar, Soomaaliya, Turkey, Imaaraadka Carabta, UK iyo Mareykanka ayaa magaalada Washington ku yeeshay kulan looga hadlay…
Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa amartay shirkadda SOMTEL in ay joojiso qodista xarigga Fiber-ka ee ay ka wado deegaannada Puntland, kadib…
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kusii jeeda magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland. Waa…
Adeegyada shirkadda isgaarsiinta Golis ee ka howlgasha Puntland ayaa maanta hakad ku yimid, waxaana dhamaan deegaanka aan ka shaqeynay barnaamijyada…
Ciidamo fara-badan oo kasoo kicitimay magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa ku wajahan magaalada Laascaanood, oo muddo saddex todobaad…
Guddoomiyaha gobalka Mudug, Feysal Sheekh Cali (Jifajabsade) ayaa sheegay in ay toogan doonaan Rag dhowaan dilal ka geystay magaalada Gaalkacyo,…
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii dalbaday in laga cafiyo dib u dhacyada samata-bixinta, xilli uu booqday mid ka…
Howlgal qorsheysan oo ay xalay Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Dowlada Jubaland ka fuliyeen xaafadaha Shaqaalaha ee magaalada Kismaayo…
Cali Xaaji Warsame, oo horey u soo noqday Wasiirka Waxbarashada Puntlanad ayaa wareysi uu siiyay Telefishinka Al-Jazeera English’ kaga warbixiyay…
Ciidamo cusub oo gurmad ah ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, oo maalintii 23aad uu ka soconayo…
Ciidamada Somaliland ayaa jab xooggan kala kulmay dagaal culus oo aroornimadii saaka ay kusoo qaadeen magaalada Laascaanood, ayna doonayeen in…