Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh la hadlay ciidamada DANAB ee jooga Kismaayo
    Somalia

    Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh la hadlay ciidamada DANAB ee jooga Kismaayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 4, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqasho ugu tagay Ciidamada Sida gaarka ah u tababar ee Danab gaar ahaan Ururka shanaad ee saldhigoodu yahay Jubaland.

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahad celiyay Ciidamada Danab Sida ay habeen iyo maalin ugu taagan yihiin xoraynta dalka iyagoo naftooda u huraya sidii dalkeenu uu cagahiisa iskugu taagi lahaa.

    Ciidamada Kala duwan ee Jubaland iyo Kuwa xooga dalka ayaa deegaanada kala duwan ee Jubaland ka wada howlgalo lagu cirib tirayo kooxaha Argagixisada ah kuwaas oo ilaa hada laga gaaray natiijooyin wax ku ool ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.