Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Puntland oo howlgallo ka wada buuraleyda Calmiskaad
    Somalia

    Ciidanka Puntland oo howlgallo ka wada buuraleyda Calmiskaad

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 4, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidammada Amniga Puntland ayaa howlgallo culus oo ka dhan ah kooxaha Argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo Daacish ka wada buuraleyda gobalka Bari.

    Howlgaladan ayaa ciidammadu si gaar ah uga sameynayaan goobo lagu tuhunsan yahay inay ku dhuumaleysaneyso Argagixisada, oo ku yaala buuraleyda Calmiskaad.

    Ma jiro faafin ilaa hada kasoo baxaysa howlgaladan ay wadaan Ciidammada Puntland, waxaana ay kusoo aadayaan xilli dhowaan kooxda Al-Shabaab ay weerar kusoo qaaday saldhigga Ciidammada Puntland ee deegaanka Af-Urur.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.