Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Diyaaradaha dagaalka Abiy oo duqeymo ka wada Dessie
    Somalia

    Diyaaradaha dagaalka Abiy oo duqeymo ka wada Dessie

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 30, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaaradaha dagaalka ee Abiy,ayaa dukhayn ku bilaabay Magaalada Desie oo ay saakay aroortii qabsadeen Xoogaga Tigreega.

    Mid ka mid ah Dabakhyada Magaalada,ayuu ku dhacay Gantaal ay tuureen Diyaaradaha Abiy.

    Ciidamada Tigreegu waa ka gudbeen Magaalada,waxayna ka dageen goobo gaar ah oo banaanka Magaalada ah.

    Tigreegu waxay sii daayeen Maxaabiistii,waxayna uyeereen Odoyaashii Magaalada oo ay ka codsadeen in ay Maamul soo dhistaan,kuma aysan xadgudbin Dadka iyo Maalkoodaba.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.