Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Dib ugu soo laabashada Muqdidho Ee Farmaajo?
    Puntland

    Faallo:-Dib ugu soo laabashada Muqdidho Ee Farmaajo?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Imaanshihiisa Xamar,waxay ku ahayd bahdil,sababtoo ah,waxaa la tusay in laga gobsan yahay oo hadana laga Dimuqraadisan yahay.

    Farmaajo markuu awooda helay,wuxuu udhaqmay si foolxun oo ciilqabnimo ah….

    1.Wuxuu diiday in la Shiro.

    2.Wuxuu diiday in la banaanbaxo.

    3.Wuxuu diiday in la hadlo.

    4.Wuxuu ku weeraray Hotelkii ay daganaayeen oo isku dayay in uu dilo Xasan iyo Shariif Madaxweynayaal hore.

    5.Wuxuu udiiday in ay safraan oo hawada,ayuu ku celiyay.

    6.Wuxuu diiday in uu xataa salaamo,iyagoo tacsi iskugu yimid Madaxweynayaashii hore.

    Taa badalkeeda si gobanimo leh,ayaa loosoo dhaweeyay oo aan loogu mashquulin,iyadoo awoodii la haysto lana awoodo in sidii jaafaajiriqa ahayd ee uu udagaalami jiray loola diriri karo.

    Majirin Nin ku fariistay Kursiga Villa Somaliya oo Farmaajo ka liitay,isla markaana uga khatar badnaa Dalka iyo Dadka.

    In saakay lasoo xauusto,waxaa sababay hogaaminta Xasan ee ka hoosaysay halkii laga filayay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.