Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay xiriirka dhexmaray SL iyo Israa’iil?
    Somalia

    Faallo:-Muxuu ka dhigan yahay xiriirka dhexmaray SL iyo Israa’iil?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 1, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Israa’iil, waxaa guul u ah ugu yaraan in aduunka meel ka mid ah rabitaan looga hayo,gaar ahaan Dhul Islaam Sunni ah,waliba Somaliya iyo geeska Afrika ee muhiimka ah.

    Sidoo kale SL,waxaa guul weyn u ah in ay heshay aqoonsigii ay baadigoobaysay 40-kii sano ee udanbeeyay.

    SL muhiim uma ah Wadanka ay ka helayso aqoonsiga diintiisa iyo aragtidiisa,waxaase macno usamaynaya danaheeda qaran.

    Waa tusaale nool oo loosoo qaadan karo kala danaysiga siyaasadeed sida uu udhexmari karo bulsho loo arko in ay cadow diimeed,fikradeed iyo ummadeed uu ka dhaxeeyo.

    Xaqiiqdu,waxay tahay in SL muujisay bisayl siyaasadeed iyo diblomaasiyad oo ay cidlo uga dhaqaaqday fikradaha xagjiriinta Islaamiga Carabtu maalgeliso ee aan ku qotomin diinta islaamka,isla markaana aan la jaanqaadi karin caalamka maanta jira.

    Ku dhawaanshaha SL ee Israa’iil,waxay ka faa’idaysaa wax badan,waxayna unoqonaysaa difaac adag oo ay ka gasho khataro badan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.