Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Puntland iyo saamaynta nidaamka E-Visaha?
    Puntland

    Faallo:-Puntland iyo saamaynta nidaamka E-Visaha?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 16, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ka Puntland ahaan,waxaa uga filan ka falcelinta E-visa-ha iyo Kaarka aqoonsiga ee Villa Somaliya siyaasadaysay jawaabta uu ka bixiyay maamulka Mw Deni ee Dowlada PL.

    Sidoo kale talaabooyinka SL ay qaaday,waa shaqo loo baahnaa oo ay mudan tahay in saxaafada PL ee fahamka leh taageerto.

    E-visa-ha iyo Kaarka aqoonsiga,waa qorshe ka yimid FBI-da Maraykanka oo ku saabsan arimo amaan.

    Villa Somaliya,ayaa siyaasadaysay oo ka leexisay wadadii saxda oo ay ahayd in Villa-da iyo qaybaha kale ee Somalidu kawada xaajoodaan sida ugu haboon ee la hawlgelin karo.

    Tusaale?

    Laba nooc,ayaa ka jira caalamka oo kala ah….

    1. In sida Kenya,Itoobiya iyo K.Afrika aan samaysano Kaar aqoonsi Qaran ah oo aan isla ogol nahay.
    2. In aan udaysano Basaboorka aqoonsiga Qaranka in uu noqdo oo aan isla qaadano Ruqsada Darawalnimada in ay noqoto aqoonsi rasmi ah sida Maraykanka, Kanada iyo Wadamo kale,iyadoo deegaan walba kiisa loo aqoonsanayo oo xogtana la wadaagayo.

    Ceebta taagan ee sii foolxumaysay sawirkii aan awalba wanaagsanayn ee caalamku Somalida ka haystay,waxaa eedeeda leh Villa Somaliya oo siyaasadaysay arinkan.

    Safaaraduhu kuma khaldana haday uwalwaleen xogta shaqaalahooda oo xataa Villa-du ku filnaan wayday in ay xaqiijiso amaanka barnaamijka ay wadato.

    Haatan,way ka hakiyeen bixintii Visa-ha ilaa ay ka sugayaan amaanka Saver-ka la jabsaday oo waxay uqorayaan shaqaale dheeriya oo ilaaliya amaanka Saver-ka sida xogtu sheegayso.

    Inta shaqadaas ay wado Villa Somaliya,waxaa Visa-ha laga sii qaadan doonaa sidii hore ee Hargaysa,Bosaso,Garowe iyo Xamar looga qaadan jiray.

    Muranka taagan,waa xal oo wuxuu soo dadajinayaa wada hadal iyo in la hor istaago damaca kooxda Villa-da,waxaana arinka soo dhexgeli doona caalamka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.