Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Saamaynta Soomaalida iyo doorashada Duqa Minneapolis?
    Puntland

    Faallo:-Saamaynta Soomaalida iyo doorashada Duqa Minneapolis?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cumar Faatax,waxaa reebi kara ama soo saari kara,waa Dadka aan Somalida ahayn,sida cadaanka,madowga iyo Isbaanishka.

    Tirada guud dadka ku nool magaalada Minneapolis,waa 429-kun oo Qof oo ay Somalidu ka tahay 15-16-kun oo Qof.

    15-16-kaas Kun,waxaa ka codayn kara 12-Kun,waxayna 6000 oo ka mid ah degan yihiin 8-dhisme oo hal Xaafad oo la yiraahdo Cedar Riverside ku yaal.

    Xaafada go’aamisa Duqa Minneapolis, waa Xaafada South West oo ay degan yihiin Cadaanku oo ay ku yaalaan 480-Guri oo dhamaantood laga codayn karo.

    Somalida 12-ka Kun ah xataa haday israacdo waxba ma badali karaan oo waxaa ka saamayn badan Cadaanka,Madowga iyo in Usbaanishka ah 90%.

    Somalida Minneapolis ama guud ahaan Dowlad Goboleedka Minnesota ku nool maleh saamayn macno leh,sababo ay ugu weyn yihiin….

    1.Midnimo la’aan.
    2.Aqoon yari.
    3.Dhaqaale yari.

    Dhan walba oo laga eego Cumar,waxaa soo saari kara ama reebi kara dadka aan ahayn Somalida Minneapolis ee Somali kala taageerta ama wada taageerta waxba uma dhimi karaan mana ku tari karaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.