Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jubbaland iyo Midowga Yurub oo ka wada-hadlay la-dagaalanka Burcad-badeeda (VIDEO)
    Somalia

    Jubbaland iyo Midowga Yurub oo ka wada-hadlay la-dagaalanka Burcad-badeeda (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 30, 2021Updated:October 30, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland Sareeye Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) ayaa maanta kulan la yeeshay Taliyaha Ciidmada Badda Midowga Yurub ee Ka howlgala badda Soomaaliya oo soo gaaray magaalada kismaayo.

    Wasiirka iyo Taliyaha ayaa kala wada hadlay in la dhiso lana howlgaliyo ciidanka booliska xeebaha ee dowlada Jubbaland si looga hortago kalumeysiga sharci darada ah ,hubka sharci darada ah, ka hortaga burcad badeedka, tahriibinta dadka iyo keenista sumaha lagu soo daadiyo xeebaha Soomaaliya.

    Shirka ayaa ugu dambeyn la isku afgartay in la wada shaqeeyo xogahana la isla waydaarsado si looga hortago falalka ka dhaca badeena Soomaaliya.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.