Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Khilaaf hareeyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya
    Somalia

    Khilaaf hareeyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khilaaf u dhexeeya Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Abshir Omar Jama – Huruse iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa hareeyay shaqooyinka Wasaaradda, isagoo saameyn ku yeeshay howlaha dublamaasiyadda dalka.

    Wasiir Abshir Huruuse, ayaa u gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha XFS dacwad ka dhan ah Cali Balcad, oo uu ku eedeeyay xadgudubyo uu kula kacay dublamaasiyiin katirsan Wasaaradda iyo in uu si joogta ah faragelin ugu hayo shaqada Wasiirka.

    Dhowaan ayay aheyd markii Huruuse uu u gudbiyay MW Hassan Sheikh Mohamud, waraaq is-casilaad ah isagoo ka cabanayay Wasiiru-dowle Cali Balcad, balse Xassan ayaa ka diiday una sheegay in si deg-deg uu u xalin doono tabashada, uuna Mr. Balcad ka wareejin doono Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.