Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Laascaanood: Khasaaraha ciidanka Somaliland ee dagaalka maanta
    Somalia

    Laascaanood: Khasaaraha ciidanka Somaliland ee dagaalka maanta

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 25, 2023Updated:February 25, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    45 askari ayaa maamulka Somaliland looga dilay, 86 kalena waa looga dhaawacay dagaal maanta ka dhacay xarunta gobalka Sool ee Laascaanood.

    Xubnaha dagaalka ku dhintay ayaa waxaa kamid ah Taliye kuxigeenkii guutada 7aad ee ciidanka Somaliland ahaana Abaanduulaha ciidamada, Korneyl Askhkir Ibraahim. Dagaalka ayaa ka dhacay galbeedka iyo bariga Laascaanood.

    Ciidamada ka dhintay Somaliland ayaa u badnaa kuwo looga dilay dagaalkii ka dhacay xerada Guulwade oo ahaa fariisinka ciidamada uu hoggaaminayay Taliyaha gobalka Sool ugu magacaaban Somaliland, Gen. Mahad Cambaashe.

    Sidoo kale, hub isugu jira Labo Taangi, gaari Suu ah, gaari waaraad ah iyo qoryo kala duwan ayaa lagu qabsaday dagaalka Laascaanood ee maanta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.