Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha DDS oo ku baaqay dagaal sokeeye
    Somalia

    Madaxweynaha DDS oo ku baaqay dagaal sokeeye

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 31, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha degaanka Somalida ayaa bartiisa soo dhigay qoraal umuuqda mid dagaal sokeeye oo Somalida degaanka dhaxdooda ku baaqaya, waxuu sheegay in lakala adkaado inay qasab tahay.

    Madaxwaynaha ayaa sheegay inaan la. Idoobi karin ee kaliya lakala adkaan karo isku cadawna aan la ahayn. Horey waxuu usheegay in Axmaaradoda & Oromadooda loo daayo asagoo qolada kalana yidhi Tigreegiina wata, asagoo jilibyo hoose oo walaalo ah ukala nisbaynana.

    asagoo Jilib gooniya ugu duur xulaya ayuu kusoo gabagabeeyey “waa idinka xaaran idinka wax kasta oo dhaca, (waxuunu u fahanay ree hebelaw waa idinka xaaran kursigu idinka)”

    Dagaal sokeeye oo Somalida dhaxdooda ah ayna ku kala adkaanayaan ma munaasibaa inuu ku dhawaaqo Madaxweynaha degaanka adigoo arkaya xaalka Ethiopia halkuu marayo.

    Hoos ka akhri qoraalka uu bartiisa soo dhigay waxyar kahor.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.